SOMALI NEWS
Qoor qoor oo ka dagay Jabuuti kadib casuumaad uu ka helay madaxweyne Geelle
Sep 02(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Jabuuti ee dalka Jabbuuti, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu...
Muungaab oo abaalmariyay arday kaalinta 1aad ka galay imtixaanka dugsiyada sare
Sep 02(Jowhar)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku qaabilay xafiiskiisa isagoo kafaalo-qaad nololeed iyo taageero mustaqbalka waxbarasho ah...
Xamze oo xafiiskiisa ku booqday ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Serbia
Sep 02(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Serbia,...
Soomaliya iyo Turkiga oo wada hadal ka yeeshay xiriirka labada dal
Sep 02(Jowhar)-Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Turkidu u laba jibaari lahaayeen taageerada ay...
Wafdi sare oo ka socday Imaaraatka Carabta oo si qaraoodi ah kusoo gaaray Muqdisho
Sep 01 (Jowhar)-Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta ayaa mar kale galabta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad gaar ah oo siday wafdigan ay...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments