Socialize

FacebookTwitterRSSMySpacePicasaFlickrLastFMLinkedInYoutubeVimeoDeliciousStumble UponDeviantartDigg

Subscribe by Email

Somali news

Maamulka Dekeda Muqdisho oo soo bandhigay Gaadiid Foor-liif ka qeyb qaadanaya howsha dejinta (Sawirro)

Maamulka Dekeda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay Foor-liif loogu tala galay inuu…

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo caawa dagaal ku qaaday degmada Luuq

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ayaa sheegaya in Xoogaga Al-Shabaab ay caawa weerar ku qaadeen degmadaas…

Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Jabuuti, kagana qeyb galaya shirka ICG

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si…

Maamulka Somaliland oo shaaca ka qaaday inuu ka qeyb galayo shirka London

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan shirka 23-ka bishan Febraayo ka dhici doona…

Jen. Cabdi Qeybdiid oo sheegay in aanu wax lug ku laheyn dilalka ka dhacaya K/Galkacyo

Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Galkacyo ayaa cambaareeyay dilal shalay ka dhacay magaalada…

Meydad dhowr ah oo dul-sabeynaya Wabiga oo lagu arkay Magaalada Beledweyn

Meydad dhowr ah oo daadaya Wabiga Shabelle ayaa maanta lagu arkay Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan…

Dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya, Macalinka Waalidiinta iyo Ardayga oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Dood cilmiyeed looga hadlayay sida ugu haboon ee Ardayda looga bad baadin karo in la marin habaabiyo oo ay ka…

R/wasaare Cabdiweli oo sheegay inaysan aqbali doonin in dalka Maxmiyad lageliyo.

Ra’sialwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ayaa beeniyey warar sheegayay in dalka Soomaaliya maxmiyad la gelin doono islamarkaana ay xukumi doonaan dad shisheeye ah. R/wasaare Gaas ayaa sheegay in…

English news

Britain appoints first ambassador to Somalia for 21 years

MOGADISHU (Reuters) – Britain appointed its first ambassador to Somalia for 21 years on Thursday…

Closure of the International Committee of the Red Cross (ICRC)

Following the repeated distribution of expired food, particularly to the weak women and children who…

The Somali Government is Condemning the assassination of the Director ofRadio Shebelle

The Somali government is condemning, in the strongestterms possible, the murder yesterday of the Director…

Somalia journalist shot dead in capital

MOGADISHU, Somalia (AP) — A producer at a Somali radio station says gunmen shot dead…

Somali captors move US hostage after SEAL raid

MOGADISHU, Somalia (AP) — Pirates moved an American hostage at least three times in 24…

Ethiopia says won’t leave Somalia until AU forces arrive

ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopian troops will stay in Somalia until African Union forces replace…

Somalia: Western hostages freed in US military raid

Two foreign aid workers kidnapped in Somalia three months ago have been freed in a…

For Immediate Release: UN Special Representative moves to Mogadishu – first time in 17 years

Mogadishu, 24 January 2012 – The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia, Ambassador…

Sport news

Arsenal oo 7-1 ugaga badisey Blackburn iyo Man City oo 3-0 isaga reebtay Fulham +(Sawiro)

Ciyaaro xiiso leh ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen garoomo ku yaal dalka Ingiriiska inkastoo baraf badan uu da’ayay. Ciyaarahan ayaa kooxda Arsenal waxa ay si la yaab…

Zambia oo noqday dalkii u horeeyey oo u gudba Semifinalka kadib markii ay 3-0 ugu awood sheegteen Sudan.

Tartanka koobka Qaramada Qaarada Afrika oo maanta si rasmi ah ay u bilowdeen ciyaarihii Quarter Finalka ayaa waxaa ciyaar adag ay dhex martay xulalka Zambia iyo Sudan. Xulka…

John Terry oo laga qaaday kabanimada xulka England

Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa laga xayuubiyey kabtanimada xulka dalka England kadib markii maanta loogaga yeeray xarunta xiriirka kubbada cagta dalka Ingiriiska. John Terry ayaa lagu eedeeyay…

Sudan oo 42-sano kadib u soo baxday wareega Quarter Finalka Koobka Qaramada Afrika

Xulka Qaranka Sudan ayaa markii u horeysay 42-sano kadib u soo gudubtay wareega Quarter Finalka ee Koobka…

Layaabka dunida

Shaarkii Qadaafi iyo faraantigiisa oo lagu iibinayo labo malyan oo doolar,

Faraantiga iyo shaarkii uu gashanaa hogaamiyihii hore ee Libya Colenel Qaddafi markii ay dileen mucaaradka bishii Oktoober ayaa la sheegay in…


Tacsi

Allaha u naxariisto Xasan Xuurshe Xasan (Tacsi Tiiraanyo leh)

Dhammaan Jaaliyadaha Somaliyeed ee reer Jowhar ee ku dhaqan Qaarada Yurub, South Afrika, Mareykanka…

Layaabka dunida

Shaarkii Qadaafi iyo faraantigiisa oo lagu iibinayo labo malyan oo doolar,

Faraantiga iyo shaarkii uu gashanaa hogaamiyihii hore ee Libya Colenel Qaddafi markii ay dileen mucaaradka bishii Oktoober ayaa la sheegay in lagu iibinayo lacag badan oo gaaraysa…

Aqoonta

Mucjizadii Computer-ka oo geeriyootay

Waxa ay dunida Muslimka ah ay weysay  Todobaadkan allah u naxariistee gabadhii loogu magac ilbaxadii Computer-ka…

Fikrado

26-kii Janaayo: bilowgii Qaran jabka Soomaaliya

Maanta (26-01-1991) oo kale shacabka Soomaaliyeed intooda badan waxay u dabaal degayeen una sacaba tumayeen…

Diinta

Sidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil

Sidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil.…

Mashaariicda

Ka Qeybqaado Dhismaha Cisbitaalka Maxaas

Wixii tabarucaad ah waxaad ugu hagaajin kartaa ACOUNKA MGH EE AMAANA EXPRESS A2011DUB471214637    ISBITAALKA MAXAAS Wixii tabarucaad ah waxaad ugu hagaajin kartaa ACOUNKA MGH EE AMAANA EXPRESS…

Xulashada Jowhar

Haweeney u dhalatay Afghanistan oo lix caruur ah dhashay

Haweeney u dhalatay dalka Afghanistan ayaa Isbitaal ku yaala Magaalada waqooyiga ku taal ee Mazar-eSharif…

Arimaha qoyska

Aktarada caanka ah ee Aishwarya Rai oo gabar dhashay

Aktarada caanka ah ee Bollywodka sida weyn looga daba dhacay Aishwarya Rai Bachchan ayaa maalinimadii…