Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray farriin ku socota Puntland
April 24 (Jowhar.com)- Madaxtooyada Soomaaliya oo goordhow qoraal ka soo saartay ayaa madaxda maamul goboleedyada u diray, gaar ahaan Puntland fariin ah ineysan faraha la galin arrimaha u gaarka ah dowladda dhexe.