Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Waxaa muuqata in dadka hada sheegta madaxda soomaaliyeed inay yihiin aanay lahay wax kalsooni ah oo dhinaca mas’uuliyada ay hayaan iyo mid shaqsiyadeedba. ...

Qormadan waxaan ku eegayaa suurto galka in dalka Soomaaliya laga hirgeliyo doorashooyin madax bannaan oo xor ah sanadka 2016 iyo haddii la hirgelin waayo doorashooyinka waxa dhici kara. Waxaan hubaa in qormadan ay bilow u noqoneyso doodo fara badan oo ah sababta aan u qorayo qormadan, anigoo og in qormadan oo kaliya aysan ku fulneyn doodan baaxada weyn leh. ...

Aarso inta ka horreysa ,edeb yeelo run u baahan in Soomaalidu ay isu sheegto Hanqaastii  Avv.  Dr.  Cabdulqadir Xaaji Maxamed “Tallman” ...

Nin kasta oo ina ka mid ah wuxuu jecelyahay inuu sharaf iyo karaamo ku noolaado oo aadanuhu qaddariyaan isaga, dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba, mana jiro nin jecel ama raalli ku ah in la ihaaneeyo, la gumaysto, la dulmiyo ama hoos loo eego isaga iyo inta uu jecelyahayba. ...

Calanka soomaliya waxaa lahindisay 12 October 1954 iyadoo uu maskaxdiisa maalay Allaha unaxariistee Maxamed Cawaale Liibaan Xili gumeystihii Uu gacanta kuhayay Dalkeena balse markii aan Heeryadii Isticmaarsi doonkii aan gees isaga rognay ayaan waxa si toosa uqaadanay Calankaan manta Mowtan ee Maalmaha qura Muuqiisa laga Dhax arko umadii uu calaamada u ahaa waayo Aduunka...

Waxaa macquul ah inaad si fudud isu weydiisid Wada hadalku ma shuruud iyo nidaam gaar ah ayuu leeyahay,ma cilmi la bartaaa mise Culuumta dunida lagu hormariyay ayuu Qeyb ka yahay, Xaqiiqse waxaa ah Maalin walba inaad wada hadal gashid, ...