Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee sanadka soo socda 2015 ayaa caawa lagu sameeyay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea. ...

Ciyaaryahanada Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Manuel Neuer ayaa isugu soo haray saddexda ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta sanadkan ee loo yaqaano Ballon d’Or, ...

Ciyaaryahan Yacine Brahimi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Algerian ah oo ku guuleystay abaal marinta BBC-da ee xidiga ugu wanaagsan Qaarada Afrika ee sanadkan 2014, iyadoo abaal marintan ay aheyd mid taxane ah oo soo socotay 10-kii sano ee u dambeysay. ...

Horyaalka Premier League ayaa maanta la ciyaaray labo kulan oo xiise leh iyadoo kaalinta labaad ee kala horeynta kooxaha ay soo gashay Man City. ...

Kulamo xiise leh ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen garoomada lagu ciyaaro horyaalka Pemier League ee dalka Ingiriiska. ...

Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa rajo weyn ka qaba in weeraryahankiisa Edin Dzeko uu toddobaadka soo socda garoomada ku soo laabto kadib markii uu ka soo kabtay dhaawac ka gaaray bowdada. ...

Ciyaaryahanka Barcelona Lionel Messi ayaa khilaaf dhinaca maaliyada ah waxa uu kala dhexeeyaa kooxdiisa waxaana uu ka fiirsanayaa in u wareego Chelsea. ...

Ruugcadaagii ciyaaraha kubbada cagta caalamka Pele ayaa la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil kadib markii xaaladiisa caafimaad ay xumaatay. ...

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa noqday ninka ugu goolal dhaliska badan Horyaalka Spain, kadib markii uu jebiyay rikoorkii uu heystay ciyaaryahan Telmo Zara, waxaana Messi uu kooxdiisa ka caawiyay guul weyn oo ay xalay ka gaareen kooxda Sevila. ...

Ciyaaro xiiso leh ayaa maanta waxa ay dhex mareen qaar ka mid ah kooxaha waaweyn ee hoyaalka Ingriiska iyadoo kooxaha Chelsea iyo ManUnited ay guulo gaareen. ...