Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Kooxda Chelsea ayaa hogaanka xajisatay, kadib markii ay ku dur durisay kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd garoonkeeda Stamford Bridge, waxaana guushaas ay u sahashay inay 14-dhibcood hogaanka ku qabato. ...

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa madaxa isku gelin doona saxiixa weeraryahanka reer Ghana iyo Kooxda Marseille ee dalka Faransiiska Andre Ayew. ...

Kooxaha Liverpool iyo Everton ayaa ciyaar xiiso leh oo ka dhacday garoonka Anfield ku kala baxay bar bar dhac 1-1, iyadoo labadan kooxood oo isku magaalo ah ay ka dhaxeyso xafiiltan aad u weyn. ...

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester City Samir Nasri ayaa laga yaabaa in qaliin lagu sameeyo, isagoo ka maqnaanaya garoomada muddo bil ah. ...

Weeraryahanka kooxda Manchester United Robin van Persie ayaa shaaca ka qaaday tababare Louis van Gaal qabtay shir hal saac ka dib markii ay naxdin 5-3 ka soo gaartay kooxda Leicester todobaadkii la soo dhaafay. ...

Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa isha la raaceysa xidiga da’da yar ee Liverpool Raheem Sterling, iyadoo ka war dhowreysa qandaraas uu kula jiro Liverpool. ...

Waxaa xalay la ciyaaray Koobka Carling Cup ee dalka Ingiriiska, iyadoo kulamada qaar ay ahaayeen kuwo xiiso lahaa oo taariikh ku reebay Kubada Cagta Caalamka. ...

Kooxda Real Madrid ayaa lacag gaareysa €30 million ku dooneysa inay kula soo wareegto mashiinka khadka dhexe ee Kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska ka dhisan Ramires. ...

Kooxda Manchester United ayaa wali xiiseyneysa xidiga khadka dhexe uga ciyaara Kooxda Juventus ee Arturo Vidal, iyadoo Man United ay heysato xaalad jahwareer ah, kadib markii qaab ciyaareed liita ay ku bilowdeen xilli ciyaareedkan. ...

Weerar yahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa dhibaato badan ku qaba saxiixa cusub ee kooxdiisa kaas oo laga yaabo inuu ka galo booskiisa Line Up-ka. ...