Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Kooxda Chelsea ayaa dalab cusub ka gudbisay xidiga khadka dhexe ee Everton u ciyaara Ross Barkley, iyadoo ciyaaryahankan ay kooxo badan ku loolamayaan. ...

Kulankii la wada sugayay ee Derby London ee kooxaha sida aadka ah u xafiiltama ee isku magaalada Arsenal iyo Tottenham ayaa caawa ciyaar xiiso leh ku dhex martay garoonka diyaaradaha Emirates Stadium. ...

Kooxda Real Madrid ayaa 2-0 waxba ku garaacday kooxda Villareal, kulankii 6aad ee Horyaalka Spain ee La Liga xilli ciyaareedkan, iyadoo Real ay leedahay 12 dhibcood, afar dhibic ayay ka hooseysa kooxda Barcelona. ...

Kooxda Barcelona ayaa 5-1 uga badisay kooxda Garanada, iyadoo saddex ka mid ah goolasha loo yaqaano Hatrick uu dhaliyay Neymar, kaasoo ahaa saddexleydiisa ugu horeysay ee Horyaalka Spain. Barcelona ayaa 16 dhibcood ku hogaamineysa Horyaalka Spain, hase ahaatee kooxda Valancia ayaa waxaa u harsan hal kulan, hadii ay soo badisana isku dhibco ayay noqonayaan. Lionel Messi...

Kooxda Chelsea ayaa hogaanka xajisatay, kadib markii ay ku dur durisay kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd garoonkeeda Stamford Bridge, waxaana guushaas ay u sahashay inay 14-dhibcood hogaanka ku qabato. ...

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa madaxa isku gelin doona saxiixa weeraryahanka reer Ghana iyo Kooxda Marseille ee dalka Faransiiska Andre Ayew. ...

Kooxaha Liverpool iyo Everton ayaa ciyaar xiiso leh oo ka dhacday garoonka Anfield ku kala baxay bar bar dhac 1-1, iyadoo labadan kooxood oo isku magaalo ah ay ka dhaxeyso xafiiltan aad u weyn. ...

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester City Samir Nasri ayaa laga yaabaa in qaliin lagu sameeyo, isagoo ka maqnaanaya garoomada muddo bil ah. ...

Weeraryahanka kooxda Manchester United Robin van Persie ayaa shaaca ka qaaday tababare Louis van Gaal qabtay shir hal saac ka dib markii ay naxdin 5-3 ka soo gaartay kooxda Leicester todobaadkii la soo dhaafay. ...

Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa isha la raaceysa xidiga da’da yar ee Liverpool Raheem Sterling, iyadoo ka war dhowreysa qandaraas uu kula jiro Liverpool. ...