Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Tababaraha Kooxda Real Madris Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in 100% uusan xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ku biiri doonin kooxda Manchester United. ...

Horyaalka Sera A-da dalka Talyaaniga ayaa meel xiiso ah maraya, iyadoo kulankii la wada sugayay ee xalay Inter Milan iyo Napoli uu ku dhamaaday bar bar dhac 2-2 oo ay isla dhaafi waayeen. ...

Labo kulan oo ka tirsan Horyaalka Premier League ayaa manta oo Axad la ciyaaray, iyadoo inta badan kulamada shalay oo sabti aheyd la ciyaaray, waxaana kulanka la wada sugayay uu ahaa kii dhex maray Liverpool iyo QPR. ...

Kooxda Juventus ayaa taako lama filaan ah kala kulantay kooxda yar ee  Sassuolo, kadib ciyaar xalay labada kooxood dhex martay, waxaana Juventus ay dooneysay inay sii wadato guulaheeda is daba jooga ahaa. Ciyaarayahan Zaza ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa  Sassuolo, waxaana uu noqday gool ka nixiyay taageerayaasha Juventus, hase ahaatee ciyaartoyda Juve ayaan is dhigan. Paul...

Kooxda Real Madrid ayaa wali ku socota wadadeeda guusha, inkasta oo ay tallaab u soo qaatay dhanka hogaanka Horyaalka Spain, balse wali waxaa ka sareysa Barcelona. ...

Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray kulankiisii 8aad, iyadoo kooxda Chelsea ay sii wadato guulaheeda is daba jooga ah, iyadoo hogaanka u heysa horyaalka. ...

Weeraryahanka kooxda Chelsea Deigo Costa ayaa muddo saddex toddobaad ah garoomada ugaga maqnaanaya dhaawac muruqa ah. ...

Waxaa la soo saaray isku aadka koobka Copa Del Rey ee Spain, Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku dhacay laba kooxood oo ka ciyaara heerka saddexaad kuwaas oo kala ah Huesca iyo Cornellà sida ay u kala horeeyaan. ...

Ciyaaryahan Theo Walcott ayaa si rasmi ah waxaa uu maanta oo Isniin ah uu dib ugu soo laabtay Tababarka kooxda Arsenal, kadib markii uu muddo uga maqnaa dhaawac ka soo gaaray jilibka. ...

Xulka England ayaa guushii 3aad gaaray ololaha ay ugu jiraan inay u soo baxaan Koobka qaramada Yurub ee sanadka 2016 lagu qabanayo Faransiiska, ...