Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Kooxda Real Madrid ayaa lacag gaareysa €30 million ku dooneysa inay kula soo wareegto mashiinka khadka dhexe ee Kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska ka dhisan Ramires. ...

Kooxda Manchester United ayaa wali xiiseyneysa xidiga khadka dhexe uga ciyaara Kooxda Juventus ee Arturo Vidal, iyadoo Man United ay heysato xaalad jahwareer ah, kadib markii qaab ciyaareed liita ay ku bilowdeen xilli ciyaareedkan. ...

Weerar yahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa dhibaato badan ku qaba saxiixa cusub ee kooxdiisa kaas oo laga yaabo inuu ka galo booskiisa Line Up-ka. ...

Cristiano Ronaldo ayaa shalay dhaliyay 3-leydiisii 20-aad ee horyaalka Spain kadib markii Real Madrid ay 8-2 ku dubatay kooxda Deportivo. ...

Manchester United ayaa musiibo ay maanta ku qabsatay garoonka King Power ka dib markii ay iska qasaariyeen hogaan 3-1 oo loogu bedelay guuldarro 5-3 oo ka soo gaartay kooxda heerka labaad ka soo baxday ee Leciester City. ...

Kooxda Barcelona oo horyaalka La Ligaha Spain ku bilaabatay qaab ciyaareed aad u heer sareeya ayaa hamigeedu yahay inay markale hogaanka sii dheeraysato. ...