Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Kooxda heysata Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Banaadir Sports Club ayaa waxaa macalin u noqday Tababare u dhashay dalka Kenya, kaasoo muddo sanad ah leylin doona kooxda. ...

Halyeygii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka France Theirry Henry ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Kubada Cagta, kadib 20-sano oo uu ku soo guda jiray. ...

Isku aadka wareega 16 ee koobka Champions League ayaa la sameeyay, iyadoo si la mid ah wareegii xilli ciyaareedkii hore ee 16-ka ay kooxuhu isku soo beegmeen, marka laga reebo Arsenal iyo Bayern Munich oo kala weecday. ...

Kooxda Manchester United ayaa guulaheeda is daba jooga ah sii wadata, kadib markii ay Old Trafford ku garaacday kooxda Liverpool, iyadoo guushan ay u aheyd Man United guushii 6aad oo isku xiga. ...

Kulamadii 16aad ee Horyaalka Ingiriiska iyo Primeir League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxda hogaanka heysa ee Chelsea ay ka soo kabsatay guuldaradii soo gaartay todobaadkii hore, ...

Kooxda Manchester City ayaa u soo gudubtay wareega 16-ka ee Champions League, kadib markii ay ka adkaatay kooxda Roma, ciyaar ka dhacday garoonka Olympic Stadium ee magaalada Rome. ...

Kulankii 6aad ee wareega Group-yada Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League ayaa xalay la ciyaaray, iyadoo natiijooyinka kulamadan aad loo dhowrayay, maadaama kooxo qaar ay u baahnaayeen inay guul gaaraan, si ay ugu soo gudbaan wareega 16-ka ee Champions League. ...

Lionel Messi ayaa sii kordhiyay dagaalka uu kula jiro Ronaldo kadib markii uu maanta ka dhaliyay saddexley kulankii Barca 5-1 ugaga badisay Espanyo. ...

Tartanka dugsiyada Sare ee Plasma Cup oo muqdisho lagu soo gebagabeeyay+Sawirro Tartannkan oo ay ka qayb galayeen 128 iskuul oo dugsiyada sare ah ayaa bishii May ee sanakdan ka bilowday Magaalada Muqdisho ...

Naadiga Chelsea ayaa guuldaradii ugu horeysay kala kulmay Newcastle United kadib 23 kulan oo ay horyaalkan aan dhinaceeda dhulka la dhigin. ...