Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa rajo weyn ka qaba in weeraryahankiisa Edin Dzeko uu toddobaadka soo socda garoomada ku soo laabto kadib markii uu ka soo kabtay dhaawac ka gaaray bowdada. ...

Ciyaaryahanka Barcelona Lionel Messi ayaa khilaaf dhinaca maaliyada ah waxa uu kala dhexeeyaa kooxdiisa waxaana uu ka fiirsanayaa in u wareego Chelsea. ...

Ruugcadaagii ciyaaraha kubbada cagta caalamka Pele ayaa la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil kadib markii xaaladiisa caafimaad ay xumaatay. ...

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa noqday ninka ugu goolal dhaliska badan Horyaalka Spain, kadib markii uu jebiyay rikoorkii uu heystay ciyaaryahan Telmo Zara, waxaana Messi uu kooxdiisa ka caawiyay guul weyn oo ay xalay ka gaareen kooxda Sevila. ...

Ciyaaro xiiso leh ayaa maanta waxa ay dhex mareen qaar ka mid ah kooxaha waaweyn ee hoyaalka Ingriiska iyadoo kooxaha Chelsea iyo ManUnited ay guulo gaareen. ...

Xidiga reer Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa bar bareeyay rikoorka goolasha ee Koobka Champions League uu dhaliyay halyeygii hore ee Real Madrid Raul Gonzalez, kadib markii uu xalay dhaliyay labo gool. ...

Kooxda Juventus ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Empoli, kadib markii 2-0 ay uga badisay, iyadoo Juve ka soo kabatay guuldaradii todobaadkii hore ka soo gaartay kooxda Genoa. Goolasha Juventus ayaa dhashay qeybtii labaad ciyaarta, waxaana ay 11-daqiiqo gudahood ku heleen labo gool oo deg deg ahaa. Andrea Pirlo ayaa daqiiqadii 61aad u dhaliyay goolka koowaad, waxaana...

Kooxda Real Madrid ayaa wali sii wadata guulaheeda xiriirka ahaa, iyadoo markan si rasmi ula wareegtay hogaanka Horyaalka Spain ee La Liga, kadib markii ay 4-0 uga badisay kooxda Granada. ...

Kooxda Chelsea ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda QPR, iyadoo wali sii heysa hogaanka Horyaalka Premier League dalka Ingiriiska, iyadoo ku hogaamineysa 26-dhibcood, ...

Waxaa la soo saaray liiska 23-ka ciyaaryahan ee u sharaxan ciyaaryahanka Aduunka ugu wanaagsan ee FIFA Ballon d’Or ayaa la soo saaray, iyadoo mar kale ay ka soo muuqdeen musharaxiintan ciyaaryahanada sida aadka ah u xafiiltama ee Ronaldo iyo Messi ...