Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Xulka marti gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee Equatorial Guinea ayaa u soo baxay wareega sideeda Koobka Qaramada Afrika, kadib markii uu ka badiyay xulka Gabon oo furitaankii Tartankan ...

Kooxda Arsenal ayaa 2-0 uga badisay Manchester City, kadib ciyaar xiiso leh oo ka dhacay garoonka Etihad Stadium oo marti loogu ahaa Man City, iyadoo guuldaradan ay ka faa’ideystay kooxda Chelsea oo ku hogaamineysa 5-dhibcood oo nadiif ah. ...

Tartanka xiisaha leh ee Koobka Qaramada Qaarada Afrika ayaa ka furmay magaalada Bata ee dalka Equatorial Guinea, iyadoo lagu furay dalka marti gelinaya ee Equatorial Guinea iyo Congo Brazaville. ...

Tartanka Ciyaaraha Qaramada Afrika ayaa maanta si rasmi ah waxay uga bilaaban doonaan dalka Equatorial Guinea, iyadoo lagu ciyaari doono ilaa afar garoon oo ku yaal dalkaas. ...

Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa ay kula soo wareegeyso xidigii Kooxda Swansea City iyo xulka Ivory Coast Wilfred Bony, kaasoo ay kula wareegtay heshiis ku kacaya lacag gaareysa £28m oo Pound ah. ...

Xidiga Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal marinta loo yaqaano Ballon d’Or ee ah ciyaaryahanka ugu wanaagsan Dunida sanadka 2014, iyadoo ay tahay markii saddexaad oo uu ku guuleysto. ...

Kulamadii maanta ee laga ciyaaray dalka Ingiriiska ayaa suurtogeliyay in kooxda Chelsea ay ka aarsato Newcastle oo guuldaradii ugu horeysay horyaalka dhadhansiisay Chelsea waxayna sidoo kale kooxda Chelsea dib ugu soo laabtay horyaalka ...

Kooxda Barcelona ayaa ka faa’ideysan weyday guuldaradii dhabarka loo saariyay Real Madrid, isla markaana ula wareegto hogaanka, waxaana guusha Real Sociedad u soo hoyay daafaca Barcelona Jordi Alaba oo iska dhaliyay gool daqiiqadihii hore ee qeybtii hore ciyaarta. ...

Kooxaha waa weyn ee kala ah Manchester City, Manchester United, Chelsea iyo Arsenal ayaa u soo baxay wareega xiga ee Koobka FA Cup-ka Ingiriiska, kadib markii ay ka kala badiyeen kooxo ka kala dhisanaa, heerka koowaad, labaad iyo saddexaad. ...

Kooxda Real Madrid ee heysa hogaanka Horyaalka Spain ee La Liga ayaa guuldaro ku bilaabatay sanadkan cusub ee 2015, markii kooxda Valencia 2-1 ku garaacday. ...