Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Niyadii kooxda Manchester City ay ka leedahay horyaalka Premier League ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii Diafra Sakho uu goolkiisii lixaad oo uu ka dhaliyo horyaalkan ...

Kooxda Real Madrid ayaa 3-1 uga badisay kooxda Barcelona oo marti ugu aheyd garoonkeeda Bernabue Stadium, iyadoo ciyaartan ay aheyd mid aad loo wada sugayay, ...

Mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan caalamka ayaa waxaa caawa isaga hor imaan doona Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo ka wada dhisan dalka Spain, ...

Real Madrid ayaa guushii u horeysay abid ka gaartay kooxda Liverpool, kulan ka tirsan Horyaalka Champions League, iyadoo Ronaldo uu dhaliyay goolkii u horeeyay ee garoonka Anfield uu ka dhaliyo. ...

Waxaa xalay la ciyaaray kulamo ka tirsan Koobka xiisaha leh ee Champions League, waxaana ciyaaraha qaar ay ahaayeen kuwo xiiso lahaa, marka loo eego naadiyada tartamayay oo ahaa kuwo caan ka ah Qaarada Yurub. ...

Kooxda Manchester City ayaa bar baro 2-2 la gashay kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow, ciyaar ka tirsan lugta saddexaad ee wareega Group-yada Koobka Champions League. ...

Kooxda Manchester United ayaa si dirqi leh uga bad baaday guuldaro ay kala kulmi laheyd kooxda Westbromwich Albion, kadib markii 2-2 ay ku kala baxeen, ...

Tababaraha Kooxda Real Madris Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in 100% uusan xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ku biiri doonin kooxda Manchester United. ...

Horyaalka Sera A-da dalka Talyaaniga ayaa meel xiiso ah maraya, iyadoo kulankii la wada sugayay ee xalay Inter Milan iyo Napoli uu ku dhamaaday bar bar dhac 2-2 oo ay isla dhaafi waayeen. ...

Labo kulan oo ka tirsan Horyaalka Premier League ayaa manta oo Axad la ciyaaray, iyadoo inta badan kulamada shalay oo sabti aheyd la ciyaaray, waxaana kulanka la wada sugayay uu ahaa kii dhex maray Liverpool iyo QPR. ...