Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Real Madrid ayaa guushii u horeysay abid ka gaartay kooxda Liverpool, kulan ka tirsan Horyaalka Champions League, iyadoo Ronaldo uu dhaliyay goolkii u horeeyay ee garoonka Anfield uu ka dhaliyo. ...

Waxaa xalay la ciyaaray kulamo ka tirsan Koobka xiisaha leh ee Champions League, waxaana ciyaaraha qaar ay ahaayeen kuwo xiiso lahaa, marka loo eego naadiyada tartamayay oo ahaa kuwo caan ka ah Qaarada Yurub. ...

Kooxda Manchester City ayaa bar baro 2-2 la gashay kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow, ciyaar ka tirsan lugta saddexaad ee wareega Group-yada Koobka Champions League. ...

Kooxda Manchester United ayaa si dirqi leh uga bad baaday guuldaro ay kala kulmi laheyd kooxda Westbromwich Albion, kadib markii 2-2 ay ku kala baxeen, ...

Tababaraha Kooxda Real Madris Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in 100% uusan xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ku biiri doonin kooxda Manchester United. ...

Horyaalka Sera A-da dalka Talyaaniga ayaa meel xiiso ah maraya, iyadoo kulankii la wada sugayay ee xalay Inter Milan iyo Napoli uu ku dhamaaday bar bar dhac 2-2 oo ay isla dhaafi waayeen. ...

Labo kulan oo ka tirsan Horyaalka Premier League ayaa manta oo Axad la ciyaaray, iyadoo inta badan kulamada shalay oo sabti aheyd la ciyaaray, waxaana kulanka la wada sugayay uu ahaa kii dhex maray Liverpool iyo QPR. ...

Kooxda Juventus ayaa taako lama filaan ah kala kulantay kooxda yar ee  Sassuolo, kadib ciyaar xalay labada kooxood dhex martay, waxaana Juventus ay dooneysay inay sii wadato guulaheeda is daba jooga ahaa. Ciyaarayahan Zaza ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa  Sassuolo, waxaana uu noqday gool ka nixiyay taageerayaasha Juventus, hase ahaatee ciyaartoyda Juve ayaan is dhigan. Paul...

Kooxda Real Madrid ayaa wali ku socota wadadeeda guusha, inkasta oo ay tallaab u soo qaatay dhanka hogaanka Horyaalka Spain, balse wali waxaa ka sareysa Barcelona. ...

Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray kulankiisii 8aad, iyadoo kooxda Chelsea ay sii wadato guulaheeda is daba jooga ah, iyadoo hogaanka u heysa horyaalka. ...