Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

8.12.1435 , 02.10.2014 (Gaalkacyo) Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo.  ...

Muxaadaradaani ku saabsanayd Fadliga iyo Dheeraadka ay leedahay Maalinta Arafo ee 9ka bisha Dul xija ayaa waxaa soo jeedinayay Sh.C/caziiz Axmed Aadam oo kamida Culimada ugu Waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu Cabaas (Gaalkacyo) , waxaana ay ka dhacday Masaajidka Wayn ee Ramadaan. ...

Sheekh C/laahi Cumar Nuur oo ka mid ah culumadii gundhigga u ahayd saxwada islaamiga ee casriga ah ayaa rag ducaad ah usoo jeediyey inay diinta ka ilaaliyaan dadka soo dhexgalinaya afkaaraha qalloocan oo magaca diinta huwan. ...

Dhoohaney Soomaaliyeey maxa idinka si ah oo aad u arki la’dihiin wax ka socda gondihiinna. Markii uu gumaysiga shisheeye ku soo duulay Africa ee uu qabsaday waxay kala kulmeen dad cawaan ah oo aan wax diin ah lahayn iyo did Islaam ah. ...