SOMALI NEWS
FBI-da Maraykanka oo fashilisey qorshe la doonayay in lagu weeraro Aqalka Cad
Jun 17 (Jowhar)-Dowlada Maraykanka gaar ahaan FBI-da ayaa fashilisay qorshe la doonayay in lagu weeraro xafladii Axadii ka dhacday Aqalka Cad, waxayna xireen shan...
Maraykanka oo Hal Bilyan oo Dollar ugu deeqay Qaramada Midoobay
Jun 17 (Jowhar)-Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay deeq gaareysa hal bilyan oo dollar kuwasoo loogu deeqay Qaramada Midoobay.
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka warbixin ay soo...
Shil sababay dhimasho Iyo dhaawac oo ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho Iyo Balcad
Jun 16 (Jowhar)-Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalana waa ay ku dhaawacantay kadib shil gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo daahfuray qorshaha horumarinta labaad ee dowlada Hirshabelle
Jun 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Horumarinta Labaad ee Dowladda, kaas...
Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay safaarada Somaliland ka furatay magaalada Qudus
Jun 16 (Jowhar)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil uu la...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments