Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader


A M

This user hasn't shared any profile information

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka Jordan, halkaasoo uu ka furmayo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda Carabta. ...

March 27 (Jowhar)— Dadaalo xooggan oo kalsoonida loogu raadinayo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa socda, iyadoo wajahaya culeys aan yareyn oo uga imaanaya Guddoonka Baarlamaanka oo doonaya inuu faragelin ku sameeyay dhismaha Golaha Wasiirada. ...

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Baarlamaanka Soomaaliya in aysan is hor-taag ku sameyn Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre. ...

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu magacaabayo Ra’iisul Wasaare uu yeesho maamulkiisa, taasoo noqoneysa mid ku cusub maamulada Federaalka ee dalka ka jira. ...

March 27 (Jowhar)— Shirkad shisheeye oo aan ka fasax heysan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlo shidaal sahmin ah ka bilowday Gobollada Sool iyo Togdheer, iyada oo Madaxweynaha Maamulka Somaliland uu booqday dhul howd ah oo makiinado ay ka sameeyeen waddooyin bacaad ah. ...

March 26 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay isku diyaarinayaan inay isaga baxaan degmadaas. ...

March 26 (Jowhar)— Wasiiru dowlihii Madaxtooyada Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ugu baaqay Baarlamaanka inuu meel mariyo Xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo soo jeediyay in fursad la siiyo waajibaadka saaran dowladdan ay gudato. ...

March 26 (Jowhar)— Kulan ay isugu yimaadeen Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada siyaasaddeed ee Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin Musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay xaalada cakiran ee ka jirta Golaha Wasiirada. ...

March 26 (Jowhar)— Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo wali uu socdo is bedelada lagu sameynayo kooxdii horay ula soo shaqeysay Madaxweynihii hore. ...

March 26 (Jowhar)— Kulan maanta ay isku yimaadeen, Hoggaamiyayaasha dhaqanka iyo dhammaan bulshada kale ee Beesha Galmaax oo ka mid ah Beelaha Mudullood  oo ka dhacay Muqdisho ayaa looga hadlay habka awood qeybsiga ...