General Tredishe oo ka warbixiyay howlgalo ay sameeyeen ciidamada Qeybta 27aad
Taliyaha Qeybta 27aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Axmed Maxamed Maxamuud Tredishe oo shir jaraa'id qabtay ayaa ka hadlay howlgalo ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada macawisleyda ay ka fuliyeen deegaano ka…