Cismaan Shaatax;”lama fulin heshiiskii Doorashada ee ay gaaren Golaha Wadatashiga Qaran”
Guddoomiyaha Ururrada Bulshada rayidka ah Cismaan Shaatax, ayaa sheegay in aan dhaqangelin heshiiskii doorashooyinka ee ay dhawaan gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka.