Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader


master

This user hasn't shared any profile information

May 03 (Jowhar)-Kooxda aan caanka aheyn ee Leicester City ayaa loo boqray horyaalnimada kubada cakta dalka Ingiriiska xalay taasoo ka dhigtay mid ka mid ah sheekooyinki ugu yaabka iyo xiisaba badnaa ee taariikhda isboortiga aduunka. ...

May 1 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka. ...

May 1 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. ...

April 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan safarkiisa. ...

April 27 (Jowhar)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu xayiraad ku soo rogay safaradii Xildhibaanada Baarlamaanka u aadi jireen dalka dibadiisa. ...

April 27 (Jowhar)— Doorashadan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa doortay Hogaanka cusub ee ururkaasa Afarta Sano ee soo socda. ...

April 27 (Jowhar)— Dowladda Belgium ayaa u gacan gelisay Faransiiska Saleh Abdesalam oo ahaa ninka looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay weeraradii Paris ee dhacay bishii November ee sanadkii 2015. ...

April 27 (Jowhar)— Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa howl gal qorsheysan oo xalay saqdii dhexe illaa saaka waabarigii ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Dayniile ku soo qabtay illaa boqol ruux, kuwaasoo lagala baxay dhowr iyo toban ruux. ...

April 26 (Jowhar)— Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayow ayaa caawa fiidkii ka bad baaday weerar kooxo hubeysan ku qaadeen gurigiisa oo ku yaala degmada Hodan. ...

April 25 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si rasmi ah waxaa uu xil ka qaadis ugu sameeyay Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Mr Guuleed Xuseen Qaasim. ...