Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

Waxaan aad u xiisaynayay dhismaha Golaha Wasiiradda , waxaan xog u doontay Taliye Nabad Sugid Dal Carabta Afrikaad ah , oo aan isku dufcad ahayn waayihii Midawga Soofiyeet , ...

2-Ereyga Is-gaadhsiin (The word Telecommunication)3-Qeexidda Is-gaadhsiinta (Definition of the Telecommunication)4-Taariikhda Is-gaadhsiinta (History of telecommunication)5-Qaybaha Is-gaadhsiinta (Types of telecommunication)6-Takhasusaadka Is-gaadhsiinta (Telecommunication specialization) ...

Dadka Soomaalida guud ahaan (Internationally) Carab iyo Cajaba waxaa looyaqaanay inay yihiin Baayac Mushtarayaal Dabiici ah (Natural traders). Guud ahaana ruuxa soomaaliga ah mihnad iyo xirfad walba oo uu leeyahay iyo bii’a walbuu kusoo koray miyi iyo magaaloba, waxaa ufudud wax badana ka fahansanyahay sida loo ganacsado ama badeeco loo rogrogo. ...

Dabayaaqadii sanadkii tagay ayaa waxaa Telifoon iisoo diray Taliyaha Amniga Dal Carbta Afrikaad ah oo aan isku dufcad ahayn Markii ay Dawladdii Soomaaliyeed Moosko tacliinta iigu dirtay , ...

Cancer is a generic term for a large group of diseases that can affect any part of the body.Other terms used are malignant tumors and neoplasm. One defining feature of cancer is the rapid creation of abnormal cells that grow beyond their usual boundaries, ...

What a pity that the pastoral interlocutors had apparently never heard of that British wizard of words, named Shakespeare! If they could override the barriers of space, language and culture, the English Bard would no doubt win many literary disciples among the Somalis. – Said S. Samatar ...

Waxaa la duqeeyay Hargaysa , Xooggii loo dhaariyay inay Difaacaan ayaa diyaarado  u qaattay , Afadaydii iyo inan 3 jir iyo shacab aan yaran ayay dhulka ku dareen , ...

Bisha Janawari 1976 dii ayaa wuxuu Madaxwayne Siyaad shiriyay Xubnihii Golaha Sare , waxaa laga xaajoonayay Xaashi Sir Culus ahayd oo laga  dusiyay Xafiiska Laanta Beeraha Adduunka ( FAO ) ee fadhigeedu yahay Roma , ...

Ribadu macnaheda luqad ahaan waa siyaado( dulsaar) waxyaabo gaar ah sida Amaahda (daynta) iyo in labo shey la isku badalanaayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala badiyo aanay ahayn. ...

Ma ogtahay in wabiga shabeelle dhirirkiisa uu la’egyahay 700 km ? Maku soo gaartay in Mugga biyaha wabiga shabeelle uu yahay 1700 milyan m3 ? Aqrsitoow, wabigii aad garanaysay, oo biyaha soo gaddinaayay, oo 50 kun oo hectar waraabinaayay, soomaaliyana loogu isticmaal badnaa, Gurnaan haddii ay ku timid maxaa kaala godboon oo horay aad u gorfaysay ? ...