Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Ma ogtahay in wabiga shabeelle dhirirkiisa uu la’egyahay 700 km ? Maku soo gaartay in Mugga biyaha wabiga shabeelle uu yahay 1700 milyan m3 ? Aqrsitoow, wabigii aad garanaysay, oo biyaha soo gaddinaayay, oo 50 kun oo hectar waraabinaayay, soomaaliyana loogu isticmaal badnaa, Gurnaan haddii ay ku timid maxaa kaala godboon oo horay aad u gorfaysay ? ...

Maarso 13 (Jowhar)— Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha jaamacada SIMAD ee magaalada Muqdisho Md. Dahir Xasan Cabdi (Dahir Carab) oo maalmahanba ku sugnaa gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah jaaliyada Soomalaiyeed ee ku nool gobolada Virginia, ...

Casharkii 32aad waxaanu uga hadalnay sida haboon ee marka ugu horeyso loo akhriyo maqaalka (article). Waxaa kale oo aan uga hadalnay sida haboon in loo File gareeyo maqaalada ka wada hadlayo wax yaabo isku mid ah. Casharka maanta waxaanu diirada ku saari donaa sida maqaalka looga qaato (Notes) iyo sida loo soo xigto (citation).   Inta lagu guda jiro akhrinta maqaalada...

Maarso 5 (Jowhar)—Casharkii 31aad waxaanu ku soo qaadanay sida articles kala duwan looga soo dagsado jaraa’id aqooneedka sida (Emerald Journals). Hadaba casharkan waxaan kaga hadli donaa labo arin; sida cilmi-baaraha uu folders kala duwan ugu kaydsan lahaa aricles ka la xiriiro daraasadiisa. ...

Casharkii hore waxaan uga soo hadalnay, sadaxda hadaf ee laga lahaan karo in laqoro literature ka, sadaxduna waxay kala ahaayeen Term Paper for a class, Chapter for a thesis iyo Research article. ...

Qorista iyo Dib u Eegista Qoraaladii Hore  (Writing Literature Review)  Qorista literature ka waa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan cilmi-baarista. ...

Qorista iyo Dib u Eegista Qoraaladii Hore  ”Writing Literature Review”    Casharadii hore waxaan kaga soo hadalnay nuuca uu noqon karo maqaalka la soo xiganayo.  Waxaan soo sheegnay shanta nuuc ee ugu waawayn  ee la soo xigto oo kala ah (Empirical Research, ...

Febraayo 7 (Jowhar)—Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , ...

Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay  Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa’ir  subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa , hawl dhamaad ah ayaa la doonayaa inaad dhamayso , waxaan habaynkii seexday Aqalakii Hooyaday , Aabahay wuxuu ku maqnaa...

Febraayo 2 (Jowhar)— Qorista iyo Dib u Eegista Qoraaladii Hore  (Writing Literature Review)  Cashiradii 25, 26 iyo 27 aad  waxaan uga soo hadalnay in la soo xigto maqaalada kala ah Empirical iyo theoretical articles, ...