Scroll to Top

Jowhar.com : Somali Leader News

Xulka Jarmalka ee ku guuleystay koobkii aduunka ee sanadka 2014 lagu soo gaba gabeeyay dalka Brazil ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay dalkooda, ...

Xulka Jarmalka ayaa noqday dalkii u horeeyay ee Yurub ah oo Koob Aduun ku qaada Latin America,kadib markii ciyaartii Finalka ee Koobka Aduunka ee 2014 ay gool iyo waxba waqtiga dheeriga ay uga badiyeen xulka Argentine ...

Ciyaartii aad loo sugayay ee ahayd finalka koobka adduunka ee 2014 ayaa lagu soo bandhigay fantasiyo damaashaad qurux badan. ...

Kulanka kama dambaysta ah ee ciyaaraha adduunka ee 2014 oo caawa ka dhacaya magaalada Rio Maracana ayaa la filayaa in taleefishinada ka daawadaan in kabadan hal ...

Jarmalka ayaa bur burisay riyadii Brazil ee aheyd in markii 6aad dalkooda ku qaadaan Koobka Aduunka, kadib ciyaar layaab aheyd oo ay Jarmal ku xasuuqday Brazil 7-1 ...

Xulalka Brazil oo marti gelinaya Koobka Aduunka iyo Jarmalka ayaa fooda isku dari doona ciyaarta Sema Finalka ee Koobka Aduunka, iyadoo Brazil uu wal wal ka heysto ...

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aadan (Shongole) oo ahaa Halyey Isboorti, isla markaana ahaa Kabtankii u horeeyay xulka Qaranka Soomaaliya sanadihii 50-meeyadii ...

Xulka Brazil oo marti gelinaya Koobka aduunka 2014 ayaa u soo gudbay wareega afar dhamaadka ee Sema Finalka, kadib markii ay garaaceen xulka Colombia ...

Xulka Germany ayaa markii afaraad u soo baxay Sema Final-ka Koobka aduunka, kadib markii ciyaartii Quarter Finalka ay gool iyo waxba ugaga badiyeen xulka France ...