Scroll to Top

Jowhar.com : Somali Leader News

Labo ciyaar oo xiiso leh oo ka tirsan wareega 8-da ee Quarter Finalka Koobka Aduunka ayaa caawa waxa ay dhex mari doontaa Xulalka France vs Germany iyo Brazil vs Colombia ...

Xulalka Argentine iyo Belgium ayaa noqday xulalkii u dambeeyay ee xaqiijiyay wareega 8-da ee Quarter Finalka Koobka Aduunka ...

Xulalka France iyo Jarmalka ayaa u soo gudbay wareega 8-da kooxood ee Quarter Final, iyagoo wada ciyaari doonoa ciyaarta soo socda ee wareega 8-da ...

Xulalka Holland iyo Costa Rica ayaa xalay u soo gudbay wareega 8-da ee Quarter Finalka, iyagoo isku beegmay kulanka soo socda ee wareegaas ...

Xulka Colombia ayaa ciyaar cajiib ah soo badhigay, iyagoo wareega 16-ka ka reebay xulka Uruguay oo horay koobka aduunka ugu guuleystay labo jeer, markii ay uga badiyeen 2-0, ...

Xulka marti gelinaya koobka Aduunka Brazil ayaa si dirqi ah uga badisay xulka Chile, kadib markii 3-2 ay ku badisay rigoorayaashii loo dhigay ...

Xulka Algeria ayaa bandhig ciyaareed wanaagsan ku soo bandhigay Koobka aduunka ee Brazil ka socda, iyadoo markii u horeysay taariikhda ay u soo gudubtay wareega 16-ka, kadib markii hal dhibic oo ay u baahneyd si ay u xaqiijiso ay ka heshay xulka Ruushka. Ruushka oo uu leyliyo macalinka reer Italy Fabio Capello ayaa rajo ka qabay inay u soo gudbaan, si wareega 16-ka ay...

Sideed xul ayaa ilaa iyo iminka u soo gudbay wareega Koobka aduunka, halka sideed kale la filayo inay u soo baxaan caawa iyo habeen dambe, waxaana sideeda xul ee dhiman laga doonayaa inay xaqiijiyaan u soo bixidooda wareega 16-ka ...

Labo ka mid ah shanta xul ee ka socda Afrika ayaa aad ugu dhow inay u soo baxaan wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, iyadoo xulalka Nigeria iyo Ghana ay xalay wacdaro dhigeen ...

Weeraryahanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa u dhaliyay goolkii guusha daqiiqadii 91aad iyadoo xulka Argentinana ugu sare maray. ...