32.4 C
Jawhar
Friday, December 15, 2017

Xulka kubadda cagta Banaadir oo 3-gool iyo waxba uga badiyay Galmudug,

Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa noqday kooxdii u horeysay ee u soo baxday wareega afar dhamaadka ama Sema Finalka, kaddib markii ciyaartii...

Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League: Real vs PSG, Chelsea vs Barca

Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega 16 ee Koobka Champions League, iyadoo ay isku aadeen kooxo aad loo saadaalinayay inay isku beegmayaan. Kooxda...

Man City oo ka badisay Man United iyo 11 dhibcood oo hoggaanka ku qabatay

Ciyaartii la wada sugayay ee kooxaha isku magaalada ah Man United iyo Man City ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo Kooxda Man City ay dirtay...

Xulka kubbada cagta KoofurGalbeed oo 1-0 uga badiyay Xulka Hirshabelle

Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada oo maanta galay maalintii labaad ayaa waxaa ciyaar ku dhex martay labada xul ee KoofurGalbeed iyo Hirshabelle. Daawashada ciyaartan oo ay...

Xulka K/cagta ee Gobolka Banaadir oo guul dirqi ah ka gaaray xulka Jubbaland (Sawirro)

Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis, iyadoo ciyaartii u horeysay lagu furay Xulka...

Munaasabad lagu daah furayay Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada oo la qabtay

Munaasabad lagu daah furayay Tartanka Ciyaaraha Kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Garoonka Koonis Stadium, iyadoo ay ka qeyb...

Akhriso; Isku Aadka tartanka Ciyaaraha adduunka 2018 ee dalka Ruushka

Xaflada isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay iyadoo xulalka Portuqiiska iyo Spain ay isku guruub noqdeen halka xulalka Argentina iyo...

Xaflada Isku Aadka tartanka ciyaaraha adduunka oo ka socota magaalada Moscow

Xaflada Isku aadka wadamada ka qeybgalay tartanka ciyaaraha adduunka ee 2018 ee dalka Ruushka ayaa waxaa ay ka soconataa magaalada Moscow ee dalka Ruushka. Ciyaaraha...

Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada oo loo soo wareejiyay magaalada Muddisho

Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada ee loo filayay in uu ka dhaco sanadkan magaalada Kismaayo ayaa la go’aamiyay in loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho. Kulan ka...

AC Milan oo tababare Vincenzo Montelle Shaqadii ka  eriday

Naadiga AC Milan ayaa shaqadii tababaranimo ka eriday Vincenzo Montella iyadoo ku bedeshay Gannaro Gattuso oo hore ugaga mid ahaa ciyaaryahanadii naadiga AC Milan. Kooxda...