Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

Agosto 27 (Jowhar)— Waxaa la ciyaaray kulamadii 3aad ee Horyaalka Primeir League, iyadoo kooxda Manchester United iyo Chelsea ay hoggaanka u hayaan horyaalka, kadib markii ay badiyeen kulamadoodii 3aad oo isku xiga. ...

Agosto 25 (Jowhar)— Isku aadka kooxaha ciyaaraya tartanka xiisaha badan leh ee horyaalada Yurub ama Champion League ayaa goor dhow lagu dhowaaqay  32ka kooxood guruubyada ay ku ciyaarayaan. ...

Agosto 18 (Jowhar)— Wiil ka soo jeeda dalka Singapore ayaa u soo dhowaaday ciyaaryahanka dabaasha caanka ku ah Michael Phelps oo ku sugnaa xarun uu ku tababaranayay sanadkii 2008 waxana uu weydiistey inuu sawir la galo. ...

  Agosto 13 (Jowhar)— Horyaalka Primeir League ee xilli ciyaareedka 2016/2017 ayaa maanta oo sabti ah furmay, iyadoo Kooxda ku guuleysatay Koobka ee Leicester City ay guuldaro xanuun leh ay kala kulantay kooxda Hull City oo dhowaan ka soo laabatay heerka labaad. ...

Agosto 13 (Jowhar)— Ciyaar Kubada Kolayga oo lagu maamuusayay Maalinta Dhalinyarada Adduunka ee 12-ka Agosto ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubada Kolayga ee EX Luujino degmada C/casiis. ...

Agosto 12 (Jowhar)— Tartanka ciyaarayaha Olambikada ee ka socda dalka Brazil ayaa dib u dhac weyn uu ka muuqdaa iyadoo tartankan uusan xiiso u lahayn sidii tartamadii hore,iyadoo la gaaray tartankii orodada ayaa garoomadu ay yihiin kuwo faaruq ah ...

Agosto 12 (Jowhar)— Paul Pogba ayaa soo gaaray garoonka Manchester United si uu u maro tijaabada caafimaad ee kooxda Man United, kadib markii uu ka soo tagay kooxda Juventus. ...

July 29 (Jowhar)— Kadib wada xaajood socday todobaadyo ayaa Kooxaha Manchester United iyo Juventus heshiis ku gaareen ciyaaryahanka sida weyn u qabsaday suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Paul Pogba, iyadoo xidigan reer France lagu qaatay adduun lacageed oo gaaraya 100 million oo Pound ah. ...

July 26 (Jowhar)— Xulka Puntland ayaa ku guuleystay Koobkii Maamul goboleedyada, kadib markii rigoorayaal 5-3 uga badiyeen xulka Jubbaland ciyaartii Finalka oo aheyd mid xiiso leh ayaa waxaa ka so qeyb galay kumanaan ruux. ...

July 26 (Jowhar)— Tartanka Ciyaaraha Maamul goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo magaalada Muqdisho, iyadoo ciyaarta Finalka ay isaga hor imaanayaan Xulalka Kubadda Cagta Puntland iyo Jubbaland. ...