22.7 C
Jawhar
Friday, December 15, 2017

Lionel Messi oo heshiis cusub u saxiixay naadiga Barcelona

Xiddiga kooxda kubbada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu dambayn saxiixay heshiis afarta sano ee soo socota uu kula joogayo naadiga uu 13 jirkiisii...

#Toos U Daawo:Kulanka ciyaarta Man City vs Feyenoord

Mid kamida Kulamada Ugu Xiisaha badan, ayaa caawa la ciyaari doona, Goor kaste Waqti kaste Halkan ka daawo ciyaara ugu xisaaha badan.  HALKAN KA DAAWO...

#Toos u daawo ManUnited vs Newcastle iyo Atletico Vs Real Madrid

Mid kamid kulamada ugu xiisaha badan ee horyaalka Laliga-ha ayaa caawa la ciyaari doona, waxaa fooda isgalin doono macalin Diego Semeone iyo Zidane oo...

#Toos U Daawo: Kulanka ciyaarta Arsenal vs Tottenham

Mid kamida Kulamada Ugu Xiisaha badan, ayaa hadda socda Ciyaarta oo ay wali hogaanka uu hayso arsenal halkan ka daalaco HALKAN KA DAAWO AMA BOQO...

Tababaraha Liverpool JURGEN KLOPP oo tababarkii kooxdiisa xanuun awgii uga baaqday

Tababaraha kooxda Liverpool JURGEN KLOPP ayaa maanta ka qeybgalin tababarka ay qaadanaysay kooxdiisa kadib markii uu xanuunsaday loona qaaday isbitaal. Klopp ayaa la sheegay in...

Aguero oo isbitaal lagula cararay kadib markii uu ku miyir doorsoomay  ciyaar saaxibtinimo

Ciyaaryahanka xulka Argentina Sergio Aguero ayaa lagula cararay isbitaal kadib markii uu ku miyir doorsoomay ciyaar saaxibtinimo oo ay xulka Argentina kala kulmeen guuldaro...

Xulka Talyaaniga oo 60 sano kadib ka haray tartanka ciyaaraha adduunka (Sawiro)

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa markii labaad abid waxa ay ka hareen koobka aduunka ka ib markii ay barbardhac goolal la’aan ah la galeen xulka...

Gareth Bale oo garoomada ka maqnaan doona inta ka dhiman sanadkan

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee ay la soo deristay mashaqo dhinaca dhaawaca jirkiisa ah ayaa lagu wadaa inuu garoomada ka maqnaado labada bil...

Xulka Argentine oo 1-0 uga badiyay xulka Ruushka

Xulka qaranka Argentine ayaa si dirqi ah uga badiyay xulka qaranka Russia kulan saaxiibtinimo oo ka mid ah kulamada ay xulalku isugu diyaarinayaan koobka adduunka. Kulanka ayaa...

Man United oo helitaanka Antoine Griezmann u adeegsan doonto Ander Herrera

Cayaaryahan Ander Herrera wuxuu ka madax adeegayaa inuu Man United heshiis cusub u saxiixo iyadoo qandaraaskiisa ay ka harsan tahay wax ka yar 8-bilood. Warbixin cusub ayaa...