Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

June 10, 2016 (Jowhar)-Koobka kubada cakta dalalka Yurub ee sanadkaan loogu magac daray Euro 2016 ayaa fiidnimada caawa ka bilaaban doona dalka France, xilli amaanka wadankaasi aad loo adkeeyey. ...

June 6 (Jowhar)— Orodyahanka Britain Mo Farah ayaa jebiyay rikoorka orodka ee 3,000 mitir oo uu hore u dhigay Dave Moorcroft kahor tartanka Olympica ee Rio. ...

June 1 (Jowhar)—  Xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed ayaa tababar uga furay magaalada Jowhar 30 xubnood oo isugu jira garsoorayaal iyo macalimiin ka kala yimid 7 degmo oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe. ...

Ciyaaryahanka daafaca ee u dhashay dalka Brazil una ciyaara kooxda Barcelona ayaa la sheegay in uu doonayo in xilli ciyaareedka soo socda uu ka ciyaaro dalka Talyaaniga kuna biiro naadiga Juventus. Alves oo muddo siddeed sano ah u ciyaarayay Barca isagoo la qeybsaday mudadaas 23 koobab ah ayaa jecleystey in xaggaagan uu ka dhaqaaqo kooxdiisa. Daafaca Barcelona Dani Alves...

May 28 (Jowhar)—Kooxda Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa ku guuleysatay markeedii 11-aad koobka Champions League ka dib markii ay rigoore 5-3 ay uga badisay kooxda Atletico Madrid ciyaar aad u adkeyd oo lagu kala baxay daqiiqadahii loogu talogalay barbaro 1-1 ah ...

May 28 (Jowhar)—Ciyaarta finalka koobka Champion League ama horyaalka Yurub ayaa caawa waxa fooda is dari doona  kooxaha Real Madrid iyo Atletico di Madrid iyadoo dagaalkaasna ka dhici doono magaalada Milano ee xarun ganacsiyeedka jasiirada u ekaha talyaaniga, ...

May 27 (Jowhar)-Macalinka guulaha u saaxibka ah ee dalka Portugal Jose Mourinho ayaa lagu wadaa maanta si rasmi ah loogu magacaabo tababaraha cusub ee kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska. ...

May 19 (Jowhar)— Kooxda Sevilla ayaa markii 3aad oo isku xiga ku guuleysatay Koobka Europe League, kadib markii ciyaartii Finalka ay 3-1 uga badisay Kooxda Liverpool. ...

May 14 (Jowhar)—Weeraryahanka Luis Suarez ayaa u sahlay Barcelona inay ku guuleysato koobka La Ligaha xilli ciyaareedkan kadib markii uu saddexley ka dhaliyay Granada iyadoo horyaalkan uu yahay kii 24aad ee ay ku guuleysato Barcelona. ...

May 7 (Jowhar)— Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay Koobka Horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyeereedka 2015/2016, kaasoo aan la fileyn inay ku guuleysaneyso, hase yeeshee muujisay karti, fir fircooni iyo kubada cagta waxay tahay. ...