Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

December 21 (Jowhar)— Madaxweynaha Guddiga Kubada cagta Adduunka ee FIFA Sepp Blatter iyo Madaxweynaha xiriirka kubada cagta ee Yurub Michel Platini ayaa laga mamnuucay muddo 8-sano ah inay qabtaan wax shaqo oo ku saabsan ciyaaraha. ...

December 19 (Jowhar)— Kooxda Liecester City ayaa hogaanka sii dheereysatay, kadib markii 3-2 uga badisay kooxda Everton, iyadoo ku sii dhow in is araga hore ee Horyaalka Primeir League inay ku dhameysato kaalinta koowaad. ...

December 17 (Jowhar)— Kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii u horeysay muddo 33-sano kadib ku guuleysatay koobka loo yaqaano Jeneraal Daa’uud, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Final-ka ay 2-1 uga badisay Kooxda Heegan ee ciidanka Booliska. ...

December 17 (Jowhar)— Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ceyrisay Tababare Jose Mourinho, kadib markii kooxda xilli ciyaareedkan uu soo wajahay hoos u dhac aad u weyn. ...