Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Sanad waliba waxaa la dabacaa kumanaan cilmi baaris ah. Cilmi baare walibane  waxaa uu tartan xoogan ugu jiraa sidii cilmi baaristiisu oo ay noqonlahayd mida loogu aqriska iyo xigashada badan yahay. ...

Assalamu Calykum WW   Waan idin salaamayaa marka koowaad. Walaal waa barmaamijyo taxano ah oo aan kaga hadlyno “Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyada”. Waa kan mawduucu. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan waxbarayay...

Cinwaanka waxaa uu door  muhiim ah ka qataa isgaarsiinta cilmi baarista, mana’ahan akhtiyaar  (optional) cinwaanka cilmi baarista. Waa qasab  in cilmi baaris kasto in ay yeelato cinwaan u gaar ah.   ...

August.19 (Jowhar) –Doorashada Mowduuca (Selecting a Topic) :  Qaybtaan waxaan ugu talagnay in aan ka caawino ardayga sidii aad u dooran lahaa mowduuci uu wax ka qori lahaa.   ...

Noocyada Cilmi Baarista:  Qaybtaan waa qayb kale oo ka mid ah cashardii hore ee aan ku soo baranay nucyada cilmi baariseed ee jira. Cilmi baaris  waliba  waxa ay leedahay hadaf gaar ah oo lagu gaaro. ...

Qiso Cajiib Ah Sheikh Siciid Raage Oo La Kulmay Ninkii Gabadha Noqday.   Waxaad halkaan hoose ka dawata arinkaan la yaabka leh wax lagu tilmaamo anen jirin daawo Videogaan. ...

Cilmi baaristu way nuucyo badan tahay wayna kala duwantahay. Inta aan la bilaabin cilmi barista waxaa haboon in la is waydiiyo. ...

Agosto 1 (Jowhar)— Cilmi baaris waa eray farsameed loo isticmaalo tacliinta sare gaar ahaan jaamacadaha. Sida ka muuqato eragya, waa labo eray oo isu tagay CILMI iyo BAARIS.  ...

Muxaadaradaan ayaa waxay ahayd mid aad muhiim u ah waxayna ka dhacday masjidka  abuu hurarayra  ee magaalad gaalkacyo , waxaan kasoo qayb galay dhamaan qaybaha  kala duwan ee bulshada  sida   culimada  odayaasha   dhalinyarada  iyo haweenka, waxaana soo jeedinayay Sh.Maxamuud Barre Ciid (Sahal). ...

 Gaalkacyo:  Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba Waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku qabtay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo Xaafada Garsoor. ...