Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Maxadardani oo kadhcday Masaajidka Nuurul-yaqiin ee Xafada Israac Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu Shiikhu ku faahfaahiyay musuuliyadda Dacwada. ...

Muxaadaradaani oo loo qabtay Gabadhaha Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan kuwa ku taxan Muxaadaraad Taxane ah oo lagu qabto Galab walba oo Jimce ah Masjidka Al-Furqaan ee Xaafada Israac4 (Siinaay) Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay ku saabsanayd sidii Qofku uu ula xisaabtami lahaa Naftiisa inta aan Maalinta Aakhiro Alle Xisaabin. ...

Muxaadaradaani oo lagu qabtay Masjidka Ramadaaan ee Xaafada Garsoor  ayaa loo qabtay Bulshada qaybaheeeda kala duwan  waxaana ay Masaajidka kabilabatay Salaadii Makhrib kadib. ...

8.12.1435 , 02.10.2014 (Gaalkacyo) Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo.  ...

Muxaadaradaani ku saabsanayd Fadliga iyo Dheeraadka ay leedahay Maalinta Arafo ee 9ka bisha Dul xija ayaa waxaa soo jeedinayay Sh.C/caziiz Axmed Aadam oo kamida Culimada ugu Waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu Cabaas (Gaalkacyo) , waxaana ay ka dhacday Masaajidka Wayn ee Ramadaan. ...

Sheekh C/laahi Cumar Nuur oo ka mid ah culumadii gundhigga u ahayd saxwada islaamiga ee casriga ah ayaa rag ducaad ah usoo jeediyey inay diinta ka ilaaliyaan dadka soo dhexgalinaya afkaaraha qalloocan oo magaca diinta huwan. ...

Dhoohaney Soomaaliyeey maxa idinka si ah oo aad u arki la’dihiin wax ka socda gondihiinna. Markii uu gumaysiga shisheeye ku soo duulay Africa ee uu qabsaday waxay kala kulmeen dad cawaan ah oo aan wax diin ah lahayn iyo did Islaam ah. ...