Scroll to Top

Jowhar.com : Somali News Leader

Ramadaanka waa Bil mudan inaan waqtigeena kaga faaiidaysano si Cimriga yar ee Allaah na siiyay noogu barakoobo ajar badana aan ku kasbano nolosheena ka hor inta aysan nolosha yar ee dunida aan joogayno go’in sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah inaan cilmi u yeelano Axkaamta Soonka. ...

1-Hayadda culumada soomaaliyeed waxay shacabka soomaaliyeed iyo ummadda muslinka ah guud ahaan ugu tahniyadaynaysaa bilashada bisha ramadaan ee barakaysan. ...

Soonka  waxaa uu waajibaa in la soomo marka bisha Shacbaan ay 30ka u buuxsanto ama marka ay bilato bisha Ramadaan ayadoo Shacbaanku yahay 29 maadaama ay suura gal tahaya in bishu ku dhamaan karto maalinta 29aad.  Nabiga Sauuban Nabad iyo Naxariis Korkiisa Allaha yeelee asaga oo faahfaahinaya inta ay tirsiga bisha gaari karto ayuu yiri: bisha waa sidaan iyo sidaan-...

Sida uu Alle cwj u yahay wax aan lala mid ahayn ee keli ku ah waxa uu yahay oo kale ayuu xaquna yahay mid keliya oo wax kale oo xaq ahi u jirin, sidaas darteed Alle waa xaq wixii uu abuuray iyo wixii hadal ah ee uu dhahaybana waa xaq oo ah waa runta jirta ee biyo kama dhibcaanka ah waxaan labadaas ka mid ahayni waa been iyo baadil, sidaas darteed wixii uu sheegaa waa run...

Waxaan hubaa in dadka Soomaaliyeed yihiin kuwo aad u jecel kuna qanacsan in ay muslimiin. Hase yeeshee cilladda haysataa wax kale ma aha sida aan anigu islee yahay waa aqoon darro ay ka qabaan dhibaatada uga imaan karta dembiyada tirada beelay ee ay samaynayaan. ...

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, islamarkaana Umada ku horimari karto. ...

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, ...

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, ...

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, ...

Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka loo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda,...