Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

October 30 (Jowhar)— Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay walaac xoogan ay ka muujinayso dib u dhaca ku yimid xubnaha Aqalka Hoose ee dowladda Soomaaliya ee lagu waday in la soo dhameystiro  23 October. ...

October 30 (Jowhar)— Iyaddo muddo 30 cisho ay ka harsan tahay waqtigii loogu tala galay inay ku dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ah tan ugu muhiimsan ee la wada dhowrayo qabsoomideeda ayaa waxaa soo baxaya calaamado muujinaya inuu mar kale dib u dhac ku yimaado. ...

Anigu ma ogi ! waase wax jira oo suuragal ah . Dad baa waxa ay ii sheegeen in qorshe loo degay musharixiinta Madaxtinimo-doonka ah ay sabab u noqotay in qaarkood ay cagta soo dhigi waayaan Caasimadda Muqdisho tan iyo dhammaadkii August 2016, halka qaar kale ay ku jaha wareereen dib u dhacyada noq noqodka leh ee qabsoomidda doorashada, dabadeedna ay ka huleeleen Magaalada. Qorshaha...

October 8 (Jowhar)Shir jaraa’id oo ay caawa ku qabteen magaalada Muqdisho qaar ka tirsan golaha wasiirada dowlada Federalka iyo xildhibaano ka soo jeeda gobolada Waqoyi ayaa ku sheegay inaysan ka qeybgalayn doorashada 2016. ...

October 3 (Jowhar)— Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan goobta ay ka dhaceyso doorashada Xildhibaanada ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. ...

October 1 (Jowhar)— Kulan xalay su’aalo ay Bulshadu ku weydiinayeen Musharraxa Madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo, halkaasoo Maalmahan uu socdaal shaqo ku joogo. ...

September 27 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hor-yimid soo jeedintii ka timid qaar ka mid ah Oday dhaqameedyada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee ahaa in Xildhibaanada goboladaas lagu soo xulo magaalada Muqdisho. ...

September 26 (Jowhar)— Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta soo saaray jadwal cusub oo ku saabsan doorashooyinka, kadib markii uu fashilmay jadwalkii horay u soo saareen, kaasoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii la filayay inay doorashooyinka ku dhacaan. ...

September 5 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. ...

Agosto 22 (Jowhar)— Guddiga doorashooyinka ayaa lagu wadaa inay meesha ka saaraan 51-ka xubnood ee soo dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanka, iyagoo u cuskanaya dhowr arrimood oo ay qeyb ka tahay amniga, dhaqaalaha iyo waqtiga oo aad u yar. ...