Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Marka hore ilaahay yaa mahad u sugnaatay nagu galadaystay caqliga saliimka. Ilaahay ayaa qaybka og. Waxaan rabaa  inaan Dadwaynaha Somaliyeed iyo inta danaysa arimha galmudug ila wadaagaan aragtidayda ku saabsan Mustaqbala galmudug iyo murashaxiinta ama tartamayaasha. ...

Dawlad goboleedka Puntland waxaa sameystay qabaail isku hayb ah si loo helo dawlad goboleed ka shaqeysa amniga iyo horumarinta deegaanada Puntland. balse tan iyo asaaski Puntland 1998 shacabka Puntland ma aysan gaarin himilooyinki loo asaasay dawlad goboleedka Puntland, himilooyinkaas oo ay ka mid yihiin Amni buuxa, Cadaalad, Horumar iyo doorashoyin xor ah oo shacabku...

Bulsho weynta Soomaaliyeed waxaa haboon inay ogaato in beelihii sameystay Puntland ay ku kala tageen oo hada Puntland ay isugu soo ururtay Majeerteeniya, ...

June 2 (Jowhar)— La’aanta nidaamkii dowladeed ee saxda ahaa wuxuu dhaliyay in Soomaali badan ay u hayaamaan wadamo kala dhaca qaaradaha adduunka, waxaa markaasi soo baxday in dadku ay la qabsadaan ...

May 28 (Jowhar)-Shir ay isugu yimaadeen waxgarad, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno bulshada Banaadiriga UK ayaa 25kii Maajo 2015 wuxuu ka dhacay magaalada Waqooyiga London (Finsbury Park). ...

Waxaa shalay oo taariikhdu ahay bish May 12, 2015 uu ku dhawaaqay Guddoomiyah Baarlabaanka Somaliya Mudan Maxamed Sh. Cusman Jawaari in sida ugu dhaqsaha badan loogu soo celiyo gacanta dowladda furihii waddanka (Country code +252). ...

Ugu horeyn waxa mudan in la xuso doorka wacan ay ka qaadanayaan arrimaha Gobolka Sh.Dhaxe Ra’isal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Mudane Ali Mohamed Geedi iyo Mudane Nur Hassan Hussein, waana kaalinta laga filaayay in ay qaataan waana ku mahadsanyihiin. ...

Wadnaha sida la og yahay waa xubinta ugu muhiimsan jirka aadanaha, oo hadii uu caafimaado, jirka oo dhan uu caafimaadayo.  Soomaalina waxay tiraahdaa “Wadne kula tol ma’aha” oo waa xubin aan si sahal loo xukumi karin. ...

Kobaca kooxaha islaamiga ee ka dagaalama Soomaaliya waxaa uu soo maray heerar kala duwan kuwaas oo marba ay ku soo biirayeen dhiig cusub iyo fikrada cusub oo ka sii xag jirsan kuwii hore. ...

Dunida aanu joogno hadba waqtigu wuxuu is guro , taariikhduna ay iskeed u qoranto, waayuhuna uu dhaqaaq sameeyo , noloshuna ay la jaan-qaado isbadalada kala duwan ee dunida oo qeyb ka ah cimilada siyaasadeed iyo dhaqan-rogga dunida. ...