Scroll to Top

Jowhar.com : Somali Leader News

Markana waa sheekadi cusbeeyd ee Samir caanshaq sad ma leeyahay waana qeybtii 36 aad. ...

Farxiya: Sidaa ha dhihin waan hubaa in maalin midkaan u qalantay aad heli doontid teeda kalana Ilyaas maalin uun ayaa uu ogaan doonaa go’aankiisa degdeg ah ee uu qaatay inuu ku qaldanaa ...

Ifraax: Maya isma fahmi karno waa uu I nacay waana uu baxay nolosheyda waxa laga sheegay sow run maaha ileyn sharey in aan ahay ayaa la ii sheegay markii labaad ayaan nolosha ku guuldareystay illaahayow nafteyda soo doono. Farxiya: Isaga wax uusan hubsan ayaa uu la cararay laakiin side ayaa u ku ogaaday in Maxamed yare uu kuu imaanayo Ifraax: Ma aqaan saaxiibey Ma aqaan Farxiya: Samir...