Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

Cawil sidii ayaa uu ku baxay Aamina bukaanadii u haray qaabiladooda ayay gashay Cawil farxada ayaa uu la duuli rabay qof kasta oo uu arka inuu u sheego ayaa uu damcaa hadana waxa uu soo xasuustaa Aamina oo ka diiday inuu cid loo sheego. ...

Waa xilli habeen inta badan reerka oo dhan waxa ay ku kulmaan qolka fadhiga oo aqbaarta lagu fiirsado Cawil markii uu aqbaartii ay dhamaaday ayaa uu qolkiisa tagay oo hurdo isku diyaarisay, ...

Inkastoo shaqaalaha shirka u so xaadiray ay inta badan baxeen hadana Qowdhan ayaa ahaa ninka kaliya ee aan weli bixin ee goobta joogay Axmed oo arkay ayaa yiri. ...

Cawil oo subaxaan hurdada ka soo hore kacay Aamina ayaa markii uu soo toosay oo uu suuliga ka soo baxay ayaa uu sariirta dhinacii ay Aamina jiiftay fadhiistay oo uu eeganaayey ilaa ay soo toosto Aamina markii ay aragtay Cawil oo hor fadhiya oo iyada fiirinayo ayay tiri. ...

Aamina waqti oo lagu soo gaabiyey ayay aad u diideen balse Cawil ayaa ka dhaadhiciyey in farxada mar kasta loo daadego sidii ayay is diyaarinteeda u gashay waxaana  xafladaad u qiimo badan loogu dhigay Hotel. ...

Subaxii ayaa sidii caadada aheyd cid kasta shaqadii isu diyaarisay isla markaana miiskii quraacda lagu wada kulmay Aabe Cali Nuur oo aad u dharareyey Aamina iyo Cawilba inuu arko si arrin isaga iyo Xaajiyadiisa ay xalay go’aansadeen kala hadlaan Aamina oo aheyd cidii ugu dambeysay ee miiska timaado ayaa markii ay quraacdeeda guratay ayaa Aabe Cali Nuur si wadajir ugu...

Liibaan oo indhihiisu dhulka eegayaan, oo aad moodo in loo soo sheegay geerida qofkuu adduunka ugu jeclaa, werwer iyo walaahoowna u dhammaaday, isagoo foorara kuna dheeygagsan hoostiisa aad una maleyso inuu qurub yar oo dahab ah oo dhulka ku dhacay indhaha ku biniininayo,balse, ujeedadiisu uun tahay inuu indhihiisa iyo indhaha Luul kala ilaaliyo iney isku dhacaan oo kaliya...

Hadii aynu nahay dadka Somalida gaar ahaan kuwooda dagan Dhulka Miyiga (Baadiyaha)waxaa caado inoo ah in reerka amma qoyska uu Abuhu yahay midka u taliya,isla markana waxkasata oo uu soo jeediyaba amarkiisa la qaato lana raaco. ...

Sidii ayaa la isku raacay oo baabuurkii Cawil la wada raacay Xamda oo ahayd markii ugu horeysay ee ay tagto isbitaalka ayaa markii ay aragtay aad ula dhacday waxayse ku beegmeyn iyada oo Guuleed aad mashquul u yahay oo isbitaalka ciyaal badan oo shuban biyood qaba la keenay Aamina, ...

Sida caadada subaxii kuli waa la wada shaqo tagay hadana qof  arrrimaha shaqada ka baxsan iskula hadashay ma jirin Biibi ayaa aad ula yaabtay in Cawil uu joogo ayaa markii ay weydiisay uu u sheegay in usbuuca dambe uu bixi doono galabtii, ...