Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

  Ayaanle manta farxada dardeed ayuu hooyadiis u dhararayaa mar kasta inta uu aqalkooda banaanka kaga soo baxo ayaa uu eegaa halka ay wadada ka xigto oo uu is leeyahay hooyadaa waa ay ka imaaneysaa. ...

Xaaji Cali Muran warka waa garsiiyey Shiikh Saalax wallow in arrinka sharuud la daba dhigo uusan Shiikha ku qanacsaneyn hadana waa uu ka ogolaaday isaga oo Ruun caafimaad u rajeeyey. ...

Ruun oo aan jecleyn in ay cid dulsar ku noqoto ayaa maalmo kadib shaqadeedii suuqa ay ku xaaqeysay ku soo laabatay wallow ay weli dhibta la gaarsiiyey ay dareemeysay hadana marnaba isma dareensiiso oo adadeyg ayay muujineysay cid kasta oo ku tirahda yaa kugu soo dalabaday cida sidaan kuu gashay ma garanayo ayay oraneysay. ...

Cumar iyo xaaskiisa habeenkii ay ka dhoofeen magaalad Nayroobi ayayn Hooyo Baahilo nafis dareentay markii ay soo hadleena kuma sii raagin Nayroobi waxayna u ambabaxday magaalada Beled xaawo oo markii ay tagtay islaamihii xaafada la degnaa ayaa salaam ugu socday oo ka wareysanaayey xaalka wiilka waxayna ugu bishaareysay in wiilkeeda uu bogsooday oo waliba gabadhii walaalkeed...