Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

Cawil nasiibkiisa ayaa meel xun galay Caku Adduunyo waa sidaan marna waa kuu soo oradaa marna waa kaa iilataa. ...

Axmed wax kasta ayaa la yaab ku ahaa waana uu qaadan waayey balse waxaa markii dambe soo kacay Cawil oo markii uu ogaaday inuu isbitaal Jiifo uu isku dayey inuu sarakaco balse Axmed ayaa celiyey oo ku yiri. ...

Markii uu isbitaalka geeyey xataa waa lala yaabay inuusan aqoon magaciisa markii la seexiyey ayaa dhaqtarkii shaqada ku jiray Muuse u yeeray oo ku yiri. ...

April 15 (Jowhar)—Xaafadii Muna ay in badan ku nooleyd ayaa manta uu arooskeda ka dhacayaa isla markaana farxada ay tahay mid reeraha xaafada degan oo dhan ay wada wadaagayaan oo aroos la isugu yimid ayaa ay EEdadeed u dhigtay Muna, ...

Janaayo 4 (Jowhar)— Sanadkii 1988dii ayay ciidamada dowladii Saddam Xuseen waxa ay ku isticmaaleen hubka kimikalka ah magaalooyin ay leeyihiin dadka Kurdiyiinta ah gaar ahaan magaalada Halabja. ...

Maalintaa sidii ayaa fasaladii loogu huleelay Cawil sida nin maqan oo ay wax ka maqan yihiin inuu yahay cid kasta ayaa dareemeysay waxa uuna ka fikiraayey Muna oo uu ka cabsi qabay in ay ku diido dareenka uu xageeda u qabo, ...

Waligey waxaan is lahaa waa cadow shisheeye ah ee iska ilaali. Illaa iyaga maahee tol kaleba ma lihi. Waxaa I hodey labo arrimood. ...

Intii gaariga la saarnaa miskaxdiisa waxaa isku haystay wixii uu aaminsanaa iyo wanaaga uu dadkaan kala kulmay. Waxaa kale oo ka hor muuqdey sheekooyinkii uu yaraantii maqli jirey ee jiib-siibka iyo qalinshubatada ahaa ee magaalooyinka laga sheegi jirey. ...