Scroll to Top

Jowhar.com-Somali News Leader

Samatar markaan waa laga wareejiyey gurigii dunsanaa, ee ay qolka ka deganaayeen, waxaana loo wareejiyey guriga Korneeyl Cirfiid, oo aan carruuri joogin, halkaasoo uu ka helay gabbaad iyo nolol wanaagsan. Sidoo kale, waxaa ku biirey ciidankii Ilbir Doolli, oo markan noqday nin gaashaanqaad ah. ...

Ilbir, wali waa daacad, ka sokow, inuu is lahaa marwo Hodan abaal weyn ayey kugu leedahay, haddana, wuxuu u sii tixgelinayey in ay xaas u tahay ganacsade Barroow, oo xushmadda uu hayo ka sokow, hadda ayba nabad iyo Isfahan xaalkoodu ku dhammaaday. ...

Ayaanle aad ayaa uu dhararayey in uu helo warka Naaleeye Guuleed balse intii aan la gaarin xilligii balanta ayaa telefoon wax walba loogu sheegay waana uu ku raacay go’aanka waxaana loo sheegay in habeen dambe la sugayo isaga iyo hooyadiis. ...

July.3 (Jowhar) –Marwo Hodan ayaa qacdii horeba aragtay ilmaha yar, haddey xuuraanteyna ogaatey in dulmigii odaygeedu heerkaa gaadhay, markaasay intey ku barooratey la boodday, oo guriga gelisay. ...

July.3 (Jowhar) – Salma markiiba waa dhaqaaqday waana ay soo waday Ayaanle Walow Amran ay aad u dharareysay markii ay aragtay in ay soo socdaa ayay markiiba ka hor timid oo ku tiri. ...

June 27 (Jowhar)—  Ilaaladii waxay go’aan ku gaadheen, iney qabtaan Ilmaha yaree ugu horreeya, ee ay arkaan, waxaana ku soo baxay Samatar, oo suuqa sii gelaya. Intey qabteen, oo laba dible u xidheen, dharbaaxona kala daaleen, ...

June 26 (Jowhar)— Subaxnimadii xigtay ee Jimcaha aheyd ayaa uu Ayaanle u baxay magaalada isaga oo maalinta xoolo u qalay dadkii deganaa Buushkii uu ku dhashay kuna soo koray dadkii deganaa uu inta badan ay ahaayeen dad uu yaqiinay, ...

Anigoo ah, Saddex Xadhigle, ahna abaanduuliyo Urur, oo aan laga daba hadlin, ayaa naloo soo bedelay korneyl Cirfiid xeradaan ku jiray, ...

Ayaanle markii loo keenay shandadiisa ilaa xilligaan waxa uu dhararayaa in ay soo garaacdo Amran maadaama Amran loo sheegay numberkiisa waxaase jirtay in Amran number loogu maqnaa oo ay laf ahaanteyda dharareysay in ay la hadasho oo ay codgiisa maqasho gacaliyaheeda. ...

Kamaal Aadan(Kaafi), Waxa uu kaqabaa cuqdad noolasha uu ku noolyahay, iyo mida hareerihiisa ka socota. ...