28.9 C
Jawhar
Monday, November 20, 2017

WARARKA

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Xildhibaan Abuukaate “Waa la xisaabtameynaa Madaxda dowladda”

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa sheegay inay bilaabayaan la xisaabtan Madaxda dowladda oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo...

Robert Mugabe oo diiday inuu iska casilo xilka Madaxweynaha Zimbabwe

  Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa iska diiday inuu iska casilo xilka Madaxweynaha, kaddib markii xalay uu khudbad si toos uga baxeysay Telefishinka dowladda uu...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Abu Dhabi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo qaadanaysa muddo  labo...

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed....

Dowlada Soomaaliya oo si ay dhaqaale uga hesho Maraykanka u kireysatay shirkada Park Strategies

Dowlada federalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshe ay ku dooneyso in uu u soo dabco Madaxweynaha Maraykanka Trump iyadoo u maraysa shirkad ka dhisan dalka...

Madaxweynaha Hirshabelle oo dhowaan ku dhowaaqaya Gole Wasiiro aysan Xildhibaano ku jirin

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu wadaa in 48-ka saacadood ee soo socota uu ku dhowaaqo Gole Wasiiro oo aysan xubno ka ahayn...

Xilliga la qabanayo Tartanka kubadda cagta Maamul goboleedyada oo la shaaciyay

Shirweyne ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha Isboortiga iyo dhalinyarada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo shirkan uu ahaa kii...

Robert Mugabe oo laga qaaday xilkii Madaxa Xisbiga talada haya ee ZANU-PF

  Xubnaha Xisbiga talada haya ZANU-PF ee dalka Zimbabwe ayaa xilkii ka qaaday Robert Mugabe oo muddo 40 sano ku dhow hoggaaminayay xisbigiisa, iyadoo tan...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo lagu soo rogay Canshuur (Akhriso)

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo rogay canshuurista Gunnada ay qaataan, taasoo noqoneysa markii u horeysay ee Xildhibaanada...

Hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inuu baxsad ka yahay

Warbixin Sirdoon oo la helay ayaa sheegaya in Hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo ka soo jeeda dalka Kenya uu doonayo inuu kooxda ka tago,...