Scroll to Top

Jowhar.com Somali News Leader

Jowhar.com-Somali News Leader

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka Jordan, halkaasoo uu ka furmayo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda Carabta. ...

March 27 (Jowhar)— Hogaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa maxkamad ku taal magaalada Moscow waxa ay ku xukuntay 15 maalmood oo xabsi ah, oo ah amar uu ka diiday ciidamada Booliska xilli ay mucaaradku banaanbaxyo ...

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kula kulmay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay iyagoo ka wadahadlay arrimo la xiriira wax ka qabashada baahiyaha ka jira deegaanada Hirshabelle. ...

March 27 (Jowhar)— Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay Alshabaab ku laheyd deegaano ka tirsan  degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose. ...

March 27 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta xariga ka jaray wadada Dr Kadare oo dhawaan maamulka Gobolka Banaadir uu ku sameeyay dib u dhis. ...

March 27 (Jowhar)— Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa magacaabay guddi doorasho oo ka kooban 13 ruux bil kadib markii uu is casilay madaxweynihii hore Cabdikarin Xuseen Guuleed. ...

March 27 (Jowhar)— Dadaalo xooggan oo kalsoonida loogu raadinayo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa socda, iyadoo wajahaya culeys aan yareyn oo uga imaanaya Guddoonka Baarlamaanka oo doonaya inuu faragelin ku sameeyay dhismaha Golaha Wasiirada. ...

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Baarlamaanka Soomaaliya in aysan is hor-taag ku sameyn Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre. ...

March 27 (Jowhar)— Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu magacaabayo Ra’iisul Wasaare uu yeesho maamulkiisa, taasoo noqoneysa mid ku cusub maamulada Federaalka ee dalka ka jira. ...

March 27 (Jowhar)— Shirkad shisheeye oo aan ka fasax heysan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlo shidaal sahmin ah ka bilowday Gobollada Sool iyo Togdheer, iyada oo Madaxweynaha Maamulka Somaliland uu booqday dhul howd ah oo makiinado ay ka sameeyeen waddooyin bacaad ah. ...