|
| February 09 2010 06:52:16 | | |

 

|
| Leena waa haweeney u dhalatay dalka Maraykanka, taasoo ay shaqadeedu tahay macalimad dhanka English Programm. Marwo Leena ayaa waxay guursatay wiil ay macalimad u aheyd kaasoo magaciisa lagu sheegay James John. |
|
| allaah Subxaana Watacaalaa Waxuu Yiri Nafsadiina Iyo Nafsada ehelkiina uga Diga Naar Naartaas oo lagu shidaayo dad iyo dhagax amaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (swt) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubaanaa Muxamed (csw). |
|
| Japan to offer $35.2 million to Somalia for securityJapan to offer $35.2 million to Somalia for security, infrastructure |
|
| Smugglers caught in Sweden face 10 months in prison for smuggling 70 kilos of Khat while the same offense in Denmark only gives 30 days in the brig. Politicians are demanding harsher punishment. |
|
Xarakada Shabaab ayaa maanta saxaafada u soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu ka soo goostay Dowladda KMG iyo Hub gacmeed gaaraya 50-qori Ak47 ah, kuwaasoo aanay cidina wadan, balse ay sheegeen in lagala soo goostay Dowladda.
|
|
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dagaaladii xalay gil gilay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ay qeyb qaateen dagaalyahano Ajaaniib oo ka bar bar dagaalamay xoogaga ka soo horjeeda Dowladda.
|
|
Xarakada Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam ayaa ka hadlay abaabulka Jen. Maxamed Nuur Galaal ka wado Gobolka Galgaduud, iyagoo ku tilmaamay cadawga Islaamka.
|
|
| Ciidamada Milateriga Dowladda KMG ee dhowaan lagu soo tababaray dalka Jabuuti ayaa saaka isaga soo huleelay aagagii maalmo ka hor la geeyay, iyadoo Ciidamadaas saaka ay dib ugu laabteen Madaxtooyada Villa Soomaaliya. |
|
| Dowlada dalka Kenya ayaa maanta beenisay inay jiraan wada hadalo soconayay laba maalmood oo ay yeesheen maamulka gobalka mandheera iyo mujaahididiinta alshabaab ee ku sugan xadka Kenya iyo soomaaliya . |
|
| Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya weerar u muuqday mid qorsheysan oo xalay ka dhacay Guri ku yaal degmada Yaaqshiid, iyadoo weerarkaas uu ku dhintay Sarkaal la sheegay inuu ahaa Ajnabi, kana tirsanaa dagaalyahanada ka bar bar dagaalama Xarakada Shabaab. |
|
| Dagaalo xoogan ayaa xalay saqdii dhexe mar kaliya ruxay magaalada Muqdisho, kaasoo dadka reer Muqdisho hurdada kaga tooseen Hubka noocyadiisa kala duwan oo ahaa kuwo si daran ay isu dhaafsanayeen dhinacyada isku haaya Caasimada. |
|
| Labadii isbuuc ee ugu dambeysay ayaa waxaa laga dareemay gabi ahaan dalka k/africa caburin xaga ganacsiga ah oo la saaray soomalida, taasi oo keentay in ay soomaali badan soo wajahdo dhibaatooyin xaga nolosha ah. |
|
| Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (swt) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubaanaa Muxamed (csw). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed |
|
| Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga Ethiopia oo ay wehliyaan Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ayaa maanta gudaha u galay Gobolka Bakool, gaar ahaan Degmada Ceel Barde oo ay fariisimo ka sameysteen. |
|
| Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah saraakiishii hore ee Ciidamada Xooga dalka ayaa ka hadlay socdaalka uu ku joogo Gobolka Galgaduud oo ay gacanta ku hayaan Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljaamach. |
|
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
       
|
|
|