Home 
 
 Forum 
 
 Contact Us 
 
 Movies 
 
 Somali Music 
 
 Youtube 
 
 Search »  
 
Navigation
Home
Articles
Video
Qur'aan Alkariim
Discussion Forum
Contact Me
Photo Gallery
Radio Links
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 17:00
Radio Banadir




Users Online
Guests Online: 1966

Members Online: 0

Total Members: 603
Newest Member: mardaadi
Somali Links
AllSomalimusic.com
Afdheer.com
Alldalka
Allpuntland
AminArts
Axadle.com
Baledweyn.com
Banadir
BBC Somali
Blue Star studio
Boondheere.com
Bulshoweyn.com
calayaale.com
Ceelbuuronline
Cisaleey.com
Dadweyne.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Diinta.com
Diirad.com
Djibvideo.com
Djsomali.com
Dulmane.com
Galgalanews.com
Geesguud.com
Gololey.com
Google News
Goolka.com
Halgan.net
Hamarey.com
Heegantv.com
Hiiraan
Hiiraannet.com
Hiiraanpost.net
Homelandmedia
Ilays.com
Irin News
Jamhuuriyah.com
Jammaame.com
Janaale.com
jawiil.com
Jowhar.com
Jowharonline
Kubadda.com
Ladaneey.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Midnimo.com
Mogadishonews.com
Mogadishuniversity
Mudugonline.com
Mugadishocity.com
Oodweynenews.com
Osmanart.net
Puntlandnews24.com
Qalimoow.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Riinji.com
Ruunkinet.com
Saakow.com
Saxafada.com
Solamusic.net
Somaalidamanta
Somaaljecel.com
Somaliawatch.com
Somalinote.com
Somalisan.com
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com
Somsports.com
Sonna.net
Soomaalinews.com
Stavangerstars
TV Universal.tv
TV Waryatv.com
Wadanka.com
Wehelmedia.com
Xamarnews.com
Xogsheeg.com
Xusuus.com
Yaaqshid.com
Yahoo News SO
Yucubka.net
Islamic Links
Manhajonline
Daarulilmi
Islamliveone
Quraanflash
Afalx
Suufiyah
Altaqwaa
Abdulrashiida
Maktabada Suxayfa
Imaams
Somali Sunnah
Masjid Shafici
Somali Media
Waaniye
Runta
Kafaalo
Google
Latest Articles
Our blue-eyed and blonde-haired gift from God
Somali asylum seeker family given £2m house..after complaining 5-bed London.
Somalia: Engaging in politics is to our nation’s credit__Bye.Abdullahi Dool
Somalia: corruption starta here ___By Ali Osman
The jihadists next door___by Rageh Omaar
Wararka Maanta
Al-Shabaab oo maanta ku gubay Beledweyn Qaad, Xabsigan Haween fara badan
03-09-2010
Mooshinkii Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo dib loo soo nooleeyay
03-09-2010
Golaha Sare Culumaa'udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay dagaaladii Muqdisho iyo qaraxii Gaadiidka dadweynaha
03-09-2010
Dardaaran waa Qiso jacayl ah oo aay ku soo farayareysatay Zahra Abdi Hersi Q;;6aad.
03-09-2010
Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo Dhagaxtuur u magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka, cirka iyo dhulka
02-09-2010
Sideen u fahamnaa Qur’aanka kariimka?Q: 24aad:
02-09-2010
Odayaasha Hawiye oo ugu baaqay AMISOM inay duqeynta joojiyaan, xilli maanta Suuqa Bakaaraha duqeeyeen
02-09-2010
Dagaal maanta wadada warshadaha ku dhex maray Shabaab iyo Ciidamada Dowladda
02-09-2010
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Muna oo loo qaaday Jabuuti
02-09-2010
Uruurinta lacagihii la dul dhigay Beelaha Jowhar ku dhaqan oo xalay ka bilaabatay
02-09-2010
Duqeyn goor dhow Muqdisho ka bilowday iyo Diyaarad AMISOM uga soo degatay Garoonka
02-09-2010
Al-Shabaab oo dad masoomayaal ku garbaashay Jowhar
02-09-2010
Dadka ku waxyeeloobaya dhibaatada telefoonada gacanta oo ku soo batay dalka Kenya xili wasiirka isgaarsiint...
02-09-2010
20 ka Ciyaartoy Ee Ugu Muhimsan Ee U Kala Wareegay Kooxaha Waa Weyn Ee Qaarada Yurub.
01-09-2010
News in English
Militant al-Shabab Fighters Bear Down on Somali Capital Mogadishu
03-09-2010
Young women die on deadly college run.
01-09-2010
Uganda Ready to Send 10,000 Reserve Troops to Somalia
31-08-2010
Al Shabab Developing own media capability warns TFG
28-08-2010
Two People Killed in Galkayo
28-08-2010
Osama bin Laden 'is a bought and paid for CIA agent' claims Cuban leader Fidel Castro
27-08-2010
Somali government fears more militant attacks
27-08-2010
TFG advice civilians to remain calm as AlShabab offensive set to begin
27-08-2010
Djibouti Condemns Muna Hotel Raid
26-08-2010
Somali president to attend Kenya's constitution promulgation
26-08-2010
TFG Security Forces working with AMISOM to contain Alshabaab offensive
26-08-2010
Third straight day of fighting in Somalia kills 8; 80 killed since al-Shabab war declaration
25-08-2010
Fikradaha & Tahniyadaha&Tacsida & Aqoonta
INAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN. Jaaliyadaha Reer Kismaayo oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya Qoyskii u...
24-08-2010
Tacsi tiiraanyo leh Marxuum Dr. C/qaadir Maxamed C/qaadir
15-08-2010
Yaa u danqanaya shacabka Somaaliyeed?
23-07-2010
Al-Shabaab oo maanta ku gubay Beledweyn Qaad, Xabsigan Haween fara badan
Maamulka Alshabaab ee magaalada Beledweyn ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay Qaad ay ka ganacsanayeen Haween soomaaliyed, iyagoo xabsiga dhigay labaatameeyo Haween.
Mooshinkii Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo dib loo soo nooleeyay
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale bilaabay olole ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid Sharmaarke, kadib markii shalay kulan ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Golaha Sare Culumaa'udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay dagaaladii Muqdisho iyo qaraxii Gaadiidka dadweynaha
Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna waljamaaca ayaa cambaareeyay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, iyagoo cadeeyay in dagaaladaas aanay jihaad aheyn.
Militant al-Shabab Fighters Bear Down on Somali Capital Mogadishu
A top United Nations official, Lynn Pascoe, the U.N. under-secretary-general for political affairs, says he is "hopeful" for Somalia, where the government is trying to fight off an offensive by Islamist militants.
Dardaaran waa Qiso jacayl ah oo aay ku soo farayareysatay Zahra Abdi Hersi Q;;6aad.
Sucdi waxay si waali ka muuqato u abaartay meeshii uu telefoonka yaalay, waxayna iyadoo aad moodid in uu miirkii ka tegay ku tiri ninkeedii “Guuleed maxaa dhacay weli miyaadan soo baxin? waxaan rajeynayaa in uusan wax xun dhicin”
Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo Dhagaxtuur u magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka, cirka iyo dhulka
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta u magacaabay Duqii hore Muqdisho iyo Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur xilka Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka, cirka iyo dhulka.
Sideen u fahamnaa Qur’aanka kariimka?Q: 24aad:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Cabasa, oo ah Kalimada Suurada ku Bilaabato,
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 42 Aayadood, waxa ayna Soo Dagatay Suurada An-Najmi ka dib,
Odayaasha Hawiye oo ugu baaqay AMISOM inay duqeynta joojiyaan, xilli maanta Suuqa Bakaaraha duqeeyeen
Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa maanta ugu baaqay Ciidamada AMISOM in magaalada Muqdisho ka joojiyaan duqeynta indha la'aanta ee ay la beegsadeen shacabka, kaasoo qasaaraha ugu badan ay ka soo gaarto.
Dagaal maanta wadada warshadaha ku dhex maray Shabaab iyo Ciidamada Dowladda
Dagaal xoogan ayaa maanta ka dhacay Wadada Warshadaha, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Alshabaab, iyadoo dagaalka ay qeyb ka ahaayeen Ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh Kulyadii hore ee Jaalle Siyaad.
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Muna oo loo qaaday Jabuuti
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii toogashada iyo is qarxinta ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Muna ee Magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday magaalada Jabuti ee xarunta dalka Jabuuti si halkaasi loogu daweeyo.
Uruurinta lacagihii la dul dhigay Beelaha Jowhar ku dhaqan oo xalay ka bilaabatay
Kadib markii dhowaan Maamulka Alshabaab uu dul dhigay Beelaha ku dhaqan magaalada Jowhar in lacago iska soo uruuriyaan oo lagu taakuleeyo dagaalada ayaa waxaa xalay magaalada si rasmi uga bilowday uruurinta lacagahaas oo beel walba gudi u saartay soo uruurinteeda.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.









46,152,379 unique visits