Jowhar.com - Somali news Leader
May 24 2013 13:14:57
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
Prof. Jawaari oo sheegay in baarlamaanka la horkeenayo barnaamijka Maamul u sameynta gobolada dalka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maalmaha soo socda baarlamaanka la horkeenayo barnaamijka maamul u sameynta gobolada dalka, kaasoo horay Xukuumada u ansixisay.
mahad on May 24 2013
0 Comments · 203 Reads ·Print ·
Madaxda IGAD oo maanta shir ay uga hadlayaan arrimaha Jubooyinka uga furmaya Addis Ababa
Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta lagu wadaa inuu shir uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyagoo ka hadli doono arrimaha ammaanka Gobolka, gaar ahaan arrinta Jubooyinka.
mahad on May 24 2013
0 Comments · 1309 Reads ·Print ·
Labadii nin ee Askariga ku dilay koofur bari London oo isku dayay inay mar Soomaaliya u soo safraan
Warbaahinta Britain ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay si aad ah wax uga qoreysay dhacdadii naxdinta laheyd ee ka dhacday Koofur bari magaalada London, xaafada Woolwich, halkaasoo labo nin oo madow ahaa ay ku gowraceen Asakari British ah.
mahad on May 24 2013
0 Comments · 1924 Reads ·Print ·
Askari ka tirsan Puntland iyo Nabadoon xalay lagu kala dilay Boosaaso iyo Galkacyo
Askari ka tirsan ciidamada Puntland iyo Nabadoon ayaa xalay siyaabo kala duwan loogu dilay magaalooyinka Boosaaso ee Gobolka Bari iyo magaalada Galkacyo, iyadoo dilalkan ay sii kordhiyeen falalka amaan daro ee ka dhaca deegaanada Puntland.
mahad on May 24 2013
0 Comments · 559 Reads ·Print ·
Culumada Ahlu Sunna oo taageeray howlgalada lagu baarayo guryaha ku yaala xaafadaha Muqdisho
Golaha sare ee Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan ay soo saareen waxay si buuxda ugu taageereen howlgalada ay iska kaashanayaan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
mahad on May 24 2013
0 Comments · 139 Reads ·Print ·
Qiisaba qiiseey keenta markana waa sheekadii hubaal caashaq iyo hinnaaso dumar qeybti 31aad.
Ok laakiin mid ogaaw in kaniinkaan uu yahay mid ilmaha la iska ilaaliyo koley sidii aad u qaadan laheyd adiga ayaa ay ku quseysaa
Hanad on May 24 2013
0 Comments · 1961 Reads ·Print ·
Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland.
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today praised parliament’s decision to withdraw a planned no-confidence vote in the government and updated ministers on recent progress on Jubaland and ongoing discussions with Somaliland.
Hanad on May 23 2013
0 Comments · 190 Reads ·Print ·
Xukuumada oo soo dhoweysay ka noqashadii Mooshinka, kana hadashay arrimaha Jubooyinka+Sawirro
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay go'aankii Baarlamaanka Soomaaliya uga laabtay mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumada.
mahad on May 23 2013
0 Comments · 4459 Reads ·Print ·
Madaxweyne Xasan Sheekh "Mustaqbalka waxaa rajeynayaa in Muqdisho lagu qabto shir madaxeedka Midowga Afrika"
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qeyb galay munaasabad loogu dabaal degayay 50-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ururka Midowga Afrika, kaasoo maanta lagu qabtay Xarunta Xalane oo talis u ah AMISOM.
mahad on May 23 2013
0 Comments · 1501 Reads ·Print ·
Banaan bax lagu taageerayay Mooshinkii lagala laabtay Xukuumada oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro
Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayay go'aankii xildhibaanada baarlamaanka ay ula laabteen mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
mahad on May 23 2013
0 Comments · 3103 Reads ·Print ·
Faah faahin ka soo baxaya dagaalo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaano dhaca Galbeedka B/weyn
Wararka ka imaanaya deegaano dhaca galbeedka magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalo dad badan ku dhinteen uu shalay gelinkii dambe halkaas ka dhacay.
mahad on May 23 2013
0 Comments · 3677 Reads ·Print ·
Page 1 of 10: 1234...10
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
137,157 unique visits