Jowhar.com - Somali news Leader
June 20 2013 08:48:17
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

Mid ka mid ragii askariga ku dilay London oo labo sano ka hor lagu xiray Kenya (Sawirro)
Dowladda Britain iyo Kenya ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah raggii askariga ku dilay xaafada Woolwich ee Koofur bari magaalada London arbacadii in labo sano ka hor lagu xiray dalka Kenya.

Sida uu xaqiijiyay Madaxa ciidamada booliska ee la dagaalanka Argagixisada dalka Kenya Boniface Mwaniki ayaa sheegay in Michael Adelbalajo la xiray November sanadkii 2010-kii.

Adebolajo iyo shan kale ayaa lagu xiray meel ku dhow xuduuda, iyagoo doonayay inay ku biiraan Maleeshiyada Islaamiga Al-Shabaab.

Muuqaal video oo ay baahisay Telefishin maxali oo ku yaal Kenya ayaa Adebolajo oo ka hadlayay maxkamada lagu saaray magaalada Mombasa 23-kii November ee sanadkii 2010 ku qeylinayay in aanay wax dambi laheyn, lagana been abuurayo, isagoo dhahayay i aamina.

Ciidamada Kenya ayaa u gacan geliyay Sirdoonka Britain ninkan, iyadoo ka hor inta aan loo gacan gelin la sheegay in Kenyanku jirdileen.

Sirdoonka Britain ayaa ka dalbaday ninkan inuu la shaqeeyo, iyadoo horay uga soo muuqday mudaaharaad dad Muslimiin ka dhigeen magaalada London sanadkii 2007-dii, kaasoo looga soo horjeeday lix ruux oo dowladda Britain u xirtay falal argagixiso.

Michael Adebaloja ayaa horay u heystay diinta Kirishtanka, isagoo u dhashay dalka Nigeria, waxaana isaga iyo ninka kale hada ku jiraan Isbitaal ammaankiisa aad loo adkeeyay,markii booliska ay ku dhaawaceen goobtii ay askariga ku gowraceen.












Somali news leader
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com

master on May 27 2013
0 Comments · 7483 Reads ·Print ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
507,671 unique visits