Jowhar.com - Somali news Leader
May 25 2013 15:22:00
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
Tuulo ku taal duleedka bari ee magaalada Jowhar oo la gubay
Tuulada Mayuungaale oo ku taal duleedka bari ee magaalada Jowhar ayaa xalay la gubay, iyadoo dhowr guryo ay ku bas beeleen dabkaas.

Sida ay sheegayaan wararka xiisado u dhaxeeya labo beelood oo beeraley ah ayaa maalmihii u dambeeyay ka taagnaa deegaano u dhow dhow magaalada Jowhar.

Inta la og yahay hal ruux ayaa ku dhaawacmay dabka la qabadsiiyay tuulada, kaasoo dhaawiciisa la sheegay inuu yahay mid culus.

Xiisadahan u dhaxeeya beelaha wada dega gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ahaa mid horay u soo jiitameyay, inkastoo intii Al-Shabaab ka talinayeen magaalada Jowhar ku guuleysteen inay kala dhex galaan

Jimcihii la soo dhaafay ayay aheyd markii labo ruux lagu dilay deegaano u dhow dhow Jowhar, kuwaasoo ahaa dad lagu dhex dilay beerahooda.

Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa daminta xiisadaha u dhaxeeya dadkan beeraleyda ah.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco


Somali news leader
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com

mahad on May 20 2013
0 Comments · 2408 Reads ·Print ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
151,682 unique visits