Jowhar.com - Somali news Leader
June 19 2013 19:04:59
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

WAR DEG DEG: Ciidamada gaarka ah ee dowladda oo dib ula wareegay Xarunta UNDP
Ciidamada gaarka ah ee dowladda ee loo yaqaano Gaashaan ayaa gudaha u galay xarunta, kadib iska hor imaad saacado socday, oo gudaha xarunta UN-ka ka socda.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 3586 Reads ·Print ·
Suicide bomber, gunmen attack U.N. office in Somalia
(Reuters) - A suicide bomber and several gunmen attacked a United Nations compound in the Somali capital Mogadishu on Wednesday, police and witnesses said, in a strike that bore the hallmarks of al Qaeda-linked militants.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 274 Reads ·Print ·
Wararkii ugu dambeeyay weerarka UNDP iyo Rag ka tirsan Shabaab oo gudaha xarunta ka dagaalamaya
Rasaas xoog leh ayaa ka socota gudaha xarunta UNDP, halkaasoo ay gudaha ugu jiraan rag hubeysan oo xiran jaakadaha qarxa, kuwaasoo la sheegayo inay la wareegeen xarunta.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 4901 Reads ·Print ·
DEG DEG: Weerar ismiidaamin oo goor dhow ka dhacay Xarunta UNDP iyo Rag hubeysan oo gudaha u galay
Weerar ismiidaamin oo xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, kadib markii baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu isku qarxiyay afaafka hore ee Xarunta.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 2812 Reads ·Print ·
C/kaafi Hilowle "Kii bam tuuro iyo kii bastoolad wax ku dila, isla goobta lagu qabtay ayaa lagu tooganaya"
Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa sheegay inay kooxaha ka dambeeya falalka amni daro ee ka dhaca magaalada Muqdisho aanay dhici doonin in la xiro, isagoo ku hanjabay in isla goobta lagu tooganayo qofkii bam tuura ama qof dilaya
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 1902 Reads ·Print ·
Saraakiisha dowladda ee Jubooyinka oo Maamulka Axmed Madoobe ku eedeeyay inay ka dambeeyaan dhaawaca Col. Yaasiin Raadeer
Saraakiisha dowladda ee Jubooyinka ayaa ku eedeeyay Maamulka Axmed Madoobe inay ka dambeeyeen weerarkii lagu dhaawacay Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo Col. Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer).
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 2076 Reads ·Print ·
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka howlgal ka wada mid ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howl gal ballaaran ka wada degmada Xamar weyne oo ka mid ah degmooyinka qadiimiga, iyadoo ciidamada ay gur guri u baarayaan, dhalinyaradana dib u soo saarayaan.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 739 Reads ·Print ·
Afar sano kadib Geeridii Eng Caddow (Warbixin)
Afar sano, ayaa ka soo wareegatay dhimashadii Eng Maxamed Xuseen Caddow, oo ka mid ahaa aqoon yahannadii Soomaaliyeed, kana mid ahaa xubnihii wax ka soo aas’aasay dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliyeed, oo September 2012 u gudubtay dowlad rasmi ah.
master on June 19 2013
Read More · 0 Comments · 2060 Reads ·Print ·
Somaliland oo markii u horeysay hawadeeda ka celisay diyaarad fasax ka heysatay dowladda Soomaaliya
Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in markii u horeysay ay u diiday in garoonka diyaaradaha ee Egal Airport ay soo caga dhigato diyaarad ogolaansho ka heysatay dowladda Soomaaliya, iyadoo arrintan ay sii xoojineyso khilaafka ka taagan maamulka hawada Soomaaliya oo dhowaan Qaramada Midoobey ku wareejisay dowladda Soomaaliya.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 5567 Reads ·Print ·
Mareykanka oo wada hadalo toos ah la furaya Ururka Taliban
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay maanta oo Talaado ah wada hadalo nabadeed oo uu si toos ah ula furayo Ururka Taliban ee ka dagaalama Afganistan.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 1605 Reads ·Print ·
Kulan looga hadlayay arrimaha Jubooyinka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Kulan looga hadlayay arrimaha jubooyinka ayaa maanta waxaa Muqdisho ku yeeshay Xubno fara badan oo isugu jira qeybaha bulshada sida Odayaasha dhaqanka beelaha, waxgarad, Ugaasyo, Suldaano Culimaaudiin, dhalinyaro, Aqoonyahano iyo haween.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 3181 Reads ·Print ·
Page 2 of 39: 12345...39
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
501,269 unique visits