Jowhar.com - Somali news Leader
June 19 2013 06:00:53
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

Howlgalo roondeyn ah oo caawa ka socda Muqdisho, xilli xalay madaafiic lagu garaacay Madaxtooyada
Howlgalo roondeyn ah ayaa caawa ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo Ciidamada Booliska AMISOM, iyo Booliska Soomaaliya ay iska kaashanayaan howl galkan roondada ah, kadib markii xalay tiro Hoobiyeyaal ah lagu soo garaacay Xarunta Madaxtooyada.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 1866 Reads ·Print ·
Ciidamada AMISOM ee Jabuuti oo markii u horeysay weeraro ku qaadaya goobaha Al-Shabaab kaga sugan yihiin Hiiraan
Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti ayaa markii u horeysay bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan oo ku wajahan deegaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin gobolka Hiiraan, iyadoo maanta ay la wareegeen deegaano hoos taga magaalada Beledweyn.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 1908 Reads ·Print ·
Kulan wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan Maamulada Gobolada Dhexe oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)
Kulankan wadatashi ah oo la isugu keenay maamullada gobollada dhexe ee dalka oo ay soo qabanqaabiyeen hay’adda CRD iyo FCA-Finland oo kaashanaya wasaaradda arrimaha gudaha Somalia ayaa maanta ka furmay Muqdisho.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 5260 Reads ·Print ·
Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Saraakiil Kenyan iyo Hub (Sawirro)
Xarakada Al-Shabaab ayaa meel ka mid Koofurta Soomaaliya ku soo bandhigtay labo sarkaal Kenyan ah, Hub iyo qalab isgaarsiin, kaasoo ay ku soo qabsatay dagaal bishii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Dhamajaaley
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 6996 Reads ·Print ·
Nin madaxa looga jiray oo Xaaskiisa dilay, isna is dilay iyo nin kale oo maseer dartii xaaskiisa indha wax ka gaarsiiyay
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in labo dhacdo oo aad u naxdin badan ay ka dhaceen xalay, kadib markii nin la sheegay in madaxa looga jiray uu xaaskiisa oo xaamilo aheyd dilay, kadibna is dilay.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 3191 Reads ·Print ·
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale oo Muqdisho yimid
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
mahad on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 1002 Reads ·Print ·
Maamulka Gobolka Sh/Dhexe iyo beesha Walamooy oo heshiis gaaray
Kulan ay ka qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo nabadoonada beesha Walamooy ayaa lagu gaaray heshiis kadib markii dagaal uu dhex maray dhowaan ciidamada dowlada iyo maleeshiyo beeleed ka soo jeeda beesha Walamoy oo ka mid ah Lixda Shiidle.
mahad on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 3149 Reads ·Print ·
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka howl galo ka wada xaafado lagu tuhmayo in madaafiicdi xalay laga soo tuuray
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saaka si wada jir ah waxay howl galo uga wadaan xaafado ka tirsan degmada Hodan, iyadoo saraakiisha dowladda ay sheegeen in xaafadaha qaar ay tuhmayaan in madaafiic laga soo tuuray.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 2250 Reads ·Print ·
Madaafiic Hoobiyeyaal oo xalay mar kale lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia
Madaafiic Hoobiyeyaal ayaa xalay mar kale lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo madaafiicdii xalay ahaayeen kuwo kooban.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 1867 Reads ·Print ·
Arinka Kismaayo Doodwadaag War ana ley qarsha midida leeygu qalaayo daawo Videogaan.
Arinka Kismaayo Doodwadaag arimo badan tabaneeyso oo daaha loga qaday dhibatada dhabta ah ee ka jirta iyo halka aay arinka ka qaldan yahay.
Hanad on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 5769 Reads ·Print ·
Madaxweyne Xasan Sheekh oo aan suura gelin inuu ka qeyb galo shirka madaxda G8, kana soo tagay London
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka soo duulay magaalada London, halkaasoo labadii maalmood uu ku sugnaa, iyadoo uu ku soo jeedo magaalada Nairobi.
master on June 16 2013
Read More · 0 Comments · 10269 Reads ·Print ·
Page 2 of 38: 12345...38
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
488,962 unique visits