Jowhar.com - Somali news Leader
June 18 2013 23:57:16
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

Madaxweyne Xasan Sheekh "Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka"
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyay hirgelinta nidaamka federaalka, xilli dowladdiisa ay wajaheyso eedeymo ku aadan in aanay dooneyn inay hirgeliso Federaalismka.
mahad on May 19 2013
Read More · 0 Comments · 1388 Reads ·Print ·
Bandow xalay lagu soo rogay qeybo ka mid ah Xaafadaha degmada Jowhar
Ciidamada ammaanka Jowhar ayaa xalay bandow ku soo rogay qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Jowhar, kadib markii habeen hore uu ka dhacay qarax bam oo lagu weeraray saldhig ciidamada ku sugnaayeen.
mahad on May 19 2013
Read More · 0 Comments · 619 Reads ·Print ·
Sarkaal ka tirsan Ciidamada nabadsugida Kenya oo xalay lagu dilay magaalada Wajeer
Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugida Kenya ayaa xalay lagu dilay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, iyadoo ammaanka deegaanada gobolka waqooyi bari uu faraha ka sii baxayo.
mahad on May 19 2013
Read More · 0 Comments · 572 Reads ·Print ·
Daawo Sawirada dabaal dega 18-ka May oo Somaliland ku soo bandhigtay dhoolatus cajiib ah iyo Hub casri ah
Dadweynaha reer Somaliland ayaa maanta u dabaal degay sanad-guuradii 22aad markii ay ku dhawaaqeen inay gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991-dii, iyadoo munaasabado ballaaran ay kala dhaceen deegaanada Somaliland.
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 12270 Reads ·Print ·
Somaliland waits for worldwide recognition
Citizens and leaders in the autonomous region of Somalia say they are historically and politically a separate country.
Hanad on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 469 Reads ·Print ·
MN Somali humanitarian heroes Amina Ali and Hawo Hassan sentenced on ‘material support for terrorism’ charges
About 200 Somalis, mainly women, converged on the Federal Building here, May 16, for the sentencing hearing of two Somali humanitarian workers. Amina Ali and Hawo Hassan were convicted of ‘material support for terrorism’ in October, 2011.
Hanad on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 643 Reads ·Print ·
Xarunta Waxbarashada Anadol oo maanta si rasmi ah looga furay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Xarunta Waxbarashada ee Anadol ayaa maanta si rasmi ah looga furay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xariga ka jaray Xaruntan waxbarashada.
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 7523 Reads ·Print ·
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo markii u horeysay ka hadlay arrimaha Jubooyinka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay arrimaha ka taagan Jubooyinka iyo Somaliland oo maanta ay u dabaal degeyso sanad-guuradii 22aad ee ka soo wareegatay markii ay ku dhawaaqeen in gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale.
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 5624 Reads ·Print ·
Wafdi ka socda IGAD oo maanta gaaray Kismaayo, lana kulmay Axmed Madoobe
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, iyadoo wafdigan ay kulamo la qaadanayaan odayaasha dhaqanka iyo maamulada iska soo horjeeda.
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 3554 Reads ·Print ·
Gudoomiyaha B oo xalay casho sharaf u sameeyay Gudoomiyaha B Jaamacada Carabta (Sawirro)
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 3524 Reads ·Print ·
Taliska AMISOM oo ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamulada iska soo horjeeda ee laga dhisay Kismaayo
Taliska ciidamada AMISOM ayaa markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamulada iska soo horjeeda ee laga dhisayo magaalada Kismaayo, maalmo kadib markii ay soo baxeen Madaxweynayaal iskood is magacaabay iyo kuwo loo doortay.
master on May 18 2013
Read More · 0 Comments · 5426 Reads ·Print ·
Page 33 of 38: 1...30313233343536...38
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
486,937 unique visits