Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Hotel ku yaal Nairobi looga qaatay Documentiyo, Baasaboor iyo Laptop
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa caawa Hotelka Sarena ee magaalada Nairobi looga qaatay Documentiyo, Baasaboor iyo Laptop, kadib markii Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Kenya ay Hotelka ugu soo galeen.
Dood cilmiyeed loo qabtay dhalinyarada Gobolka Banaadir oo maanta ka dhacay deg. C/casiis (Sawirro)
Dood cilmiyeed looga hadlayay sida dhalinyarada ay xilligan loogu heli karo waxbarasho wanaagsan si aanay loo marin habaabin ayaa maanta lagu qabtay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.
Maamulka G/Sh/Dhexe oo ku eedeeyay Shabaab inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii shalay ee duleedka Jowhar
Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in Al-Shabaab ay qeyb ka ahaayeen dagaalo shalay ka dhacay tuulooyin hoos taga degmada Jowhar, halkaasoo ciidamada dowladda ay ku baxeen markii dil loo geystay dad xoolo dhaqato ahaa.
G8 / T3 Open for Growth: Tax, Trade and Transparency Event Saturday 15 June 2013
The Somali nation and I thank the world for their sustained support over the past few years. As things have got steadily better, you have worked with us to build on that confidence and maintain the momentum.
President Hassan in London ahead of the G8 Summit.
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud, accompanied by Minister of Finance H.E. Mohamud Hassan Suleyman, is in London today where he will meet with several G8 leaders
AMISOM concludes Gender Workshop on drafting Somalia’s National Gender Policy
Kampala, 15 June 2013: The Gender Unit of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) today concluded a four-day workshop on drafting Somalia’s National Gender Policy held in Kampala-Uganda at Golf Course Hotel.